Home 2020
Yearly Archives: 2020
Midowga Yurub oo dowladda uga digay Caburinta Wariyeyaasha
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa Dowladda Soomaaliya uga dhigey in Wariyeyaasha kuwa Bulshada u soo gudbiya xaaladaha taagan aysan xal uga...
Sheekh Shaakir Oo Eedeeyn Culus U Jeediyay Dowladda Federaalka
Madaxii hore ee Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir kana mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Culimada Ahlusunna Waljameeca ayaa ka hadlay arrimo siyaasadeed oo ku...
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo muddo kordhin u sameeyay Lafta-gareen
Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxay muddo kordhin u sameeyen Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Cabdi (Lafta-gareen), ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo.
Kulankan...
Canada Nin hubeysan oo toogasho ku diley 16 Ruux
Nin hubeysan oo watay gaari booliis ah ayaa dilay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jirto haweeney halka la yiraahdo Nova Scotia ee...
Guddoomiyihii degmada Shibis oo xilkii laga qaadey xabsina lootaxaabay
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta waxaa uu xilkii Guddoomiyenimo uu ka qaadey Guddoomiyihii degmada Shibis...
Booliska Kenya oo xirey Haween Soomaali ah
Ciidamada Booliska Kenya ee ka howlgalla magaalada Nairobi ayaa waxaa la sheegay inay xireen haween fara badan oo Soomaali, kuwaas oo goobjoog ka ahaa...
Puntland oo xaqiijisay kiiskii ugu horeeyay oo Coronavirus ah
horeeyay oo Coronavirus ah, kaasoo laga helay muwaadin aan wax safar ahi gelin, in muddo ahba.
Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani), Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiyada ka hortagga COVID-19
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir ay ka qeyb galeen guddoomiyaasha guddiyada ka hortagga Covid-19 ee dowlad gobaleedyada,...
Tiradda dadka uu ku dhacay Coronavirus Soomaaliya oo gaartay 160 qof
Warar caawa soo baxay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho laga helay kiisas cusub oo la xiriira cudurka Coronavirus.
Ilo ku dhow dhow Wasaarada caafimaadka Somalia...
Gabar caan ka aheyd baraha bulshada oo Caronavirus ku dhacay.
Gabar u dhalatay dalka Iran oo caan ka aheyd baraha bulshada gaar ahaan Instagram ayaa xabsi ay ku xirneyd waxaa kula dhax dhacay caabuqa dunida...

























