29.4 C
Mogadishu
Wednesday, April 8, 2026
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Xil Looga Magacaabay Xukuumadda Kheyre

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska...

Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadashay Xariga Agaasime Maxamuud Buule

0
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Maanta ka hadashay Xarig Magaalada Muqdisho loogu geystay Agaasimiha Maamulka iyo Maaliyada Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda...

Dowladda Afghanistan oo ku dhawaaqdey Go’aano ka dhan ah Coronavirus

0
Dalka Afghanistan waxaa laga mamnuucay dhammaan noocyada kaniisadaha iyo Masaajida cabsi laga qabo Cudurka Safmareenka ah coronavirus. Xukunka ayaa ku yimid qaab fatwa ah iyada...

Dad isaga shakiyey Covid-19 oo “tagay” xarunta karantiilka Muqdisho

0
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay baartey dad isaga shakiyey Coronavirus oo tegay xarunta karan-tiilka ee Wasaarada Caafimaadka gacanta ku hayso. Agaasimaha tayadda wasaaradaas,...

SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo duleedka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Xaaf

0
 Madaxweynaha DGGM Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa Duleedka Godinlabe ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed...

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka Corona

0
Dalka Mareykanka waxaa cudurka Corona laga helay Shabeel. Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad’diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia ayaa ku jirta beerta...

Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn iyo tuulooyin dab la qabadsiiyey

0
Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Walanweyn

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay u istaagaan...

Mareykanka oo jawaab adag ka bixiyay eedeyntii NISA ee Harun Macruf

0
Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ee la xiriiray in Wariye Harun Macruf uu halis ku yahay amniga dalka. Qoraal lagu daabacay bogga Safaaradda Mareykanka...

Madasha Xisbiyada oo Midowga Yurub kala hadlay Qabsoomidda doorasho xor

0
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga ee Soomaaliya...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...