Home 2020
Yearly Archives: 2020
Digniin culus oo laga bixiyey qorshe la sheegay inuu wado Madaxweyne Farmaajo
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu wado qorshe halis ah oo uu doonayo inuu xukunka ku...
Waqtiga Caleema saarka Madaxweyne Qoor Qoor oo la shaaciyay
Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabadda Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha maamulka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso Xafladda Caleemasaarka.
Waxaa uu...
M/weeyne Qoor qoor oo la kulmay Guddoonka Guddiga Caleema saarka
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoo) iyo ku Xigeenkiisa Cali Daahir Ciid oo la kulmay Guddoonka Guddiga Caleema saarka,kuwaas oo Maanta gaarey Magaalada...
Shiinaha oo shaaciyay in America ay ka dambeeyo Coronavirus.
Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo...
Kenya Oo Laga Helay Kiiskii Ugu Horreeyay Ee Fayraska Corona
Wasiirka caafimaadka ee dalka Kenya, Mutahi Kagwe, ayaa goor dhaweyd shaaciyay in qof qaba xanuunka Corona laga helay dalkiisa.
Haweeneyda cudurka lagu arkay ayaa la...
Norwey Boqorka iyo Boqorada dalka oo loo karrantilay caabuqa Coronavirus
Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan...
Madaxweyne Waare oo ka hor yimid xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis uu Wasiirka Maaliyada maamulkiisa ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradaas Khadiijo Shiikh...
DAAWO:-Jubbaland oo Ciidamo farabadan geysay Mandheera & Xiisad taagan
Saacadihii la soo dhaafay ayaa Maamulka Jubbaland waxaa uu Ciidamo farabadan geeyey Magaalada Mandheera,halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen Cidiamo ka tirsan jubbaland oo...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay Karantiishay Afar qof oo kayimid dalka dibadiisa
Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay karantiishay Afar ruux oo ka yimid dalalka uu sameeyay Cudurka Coronovirus.
Mid...
Norwey tirada dadka oo sooridanayo Corona virus oo sii kordhayo
Xili caalamka si xoowli ah ugu siifaafayo cudurka halista -Corona-virus ayaa wadanka Norwey waxaa sii kordhayo dadka laga helay caabuqa Corona virus.
Tirada ayaa maalinba...

























