Home 2020
Yearly Archives: 2020
Taariikh Nololeedka Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow.
Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhushay degmada Hodan ee gobolka Benaadir 16kii August 1965kii.
Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo...
Marxuum Eng.Yariisoow wuxuu ku sifoobay “Daacadnimo, Degenaan iyo Aragti dheeri”
Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ma ahayn shaqsi ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna la soo shaqeeyay dhowr...
Soomaaliya oo gudbisay warbixintii taariikhiga ahayd ee CRC
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista Warbixinta Billowga ah ee Soomaaliya ee ku aadan fulinta axdigii...
Fariinta Horjooge Diiriye “Kaalay aan ku dilee, isqarxi aan ku baree oo dhis aan...
Maalmo ka hor ayay Argagixisada Alshabaab baahisay Cod soconayay muddo 20 Daqiiqo ah oo ay ku sheegeen in uu yahay Horjoogahooda Dhuumaalaysiga ku nool...
Maalinta Calanka Soomaaliya 12-ka October (Maqaal)
Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u...
Odayaasha Galmudug oo bilaabay inay soo xulaan Xildhibaanada cusub
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar ku saabsan qaabka soo...
Qaramada M. oo sheegtay in duqeyntii Shirkadda Aramco ee Sacuudiga aysan ka dambeyn Xuutiyiinta
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax lug ah ku laheyn...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya dalka Soomaaliya mudane Staffan...
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarunta howlwadaag oo dib u dhis lagu sameeyay
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada Howl-Wadaag oo dib u...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya...