Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya dalka Soomaaliya mudane Staffan Tillander.

kulanka ayaa waxaa looga wadahadley arrimaha Dooroshooyinka 2021 ee lafilayo in dalka ay ka dhacado.