Monthly Archives: February 2021
dagaal ka dhacay degmada Qansax dheere ee gobolka Baay
Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Qansax-dheere ee Gobolka Baay, kaas oo dhexmaray Ciidamada dowladda oo...
Amisom oo Faah Faahin ka bixisay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee ay ka Fuliyeen Soomaaliya
Hawlgalka Ciidanka AMISOM, ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM, iyo Xoogga Dalka ay ka sameeyeen degaano ka tirsan...
Wasarada Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay Xogtii Ugu dambeysay ee Covid19
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo...
Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Askari Maanta lagu dilay Magaalada Baladweyne
Wararka ka imanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan maanta ay toogteen Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka oo ku sugnaa magaalada Beledweyne...
Madaxweyne Deni oo ka hadlay Wariye ku Xiran Xabsiga Magaalada Garowe
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa ka hadlay Xariga wariye Kilwe Aadan muddo ka badan laba bilood ku xiran Xabsiga Garoowe.
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahoi...
Aaska Ugaas Xasan oo ka dhacay Degaanka Halgan ee duleedka Magaalada Baladweyne
Ugaas Guud ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo 23kii bishan ku geeriyooday Muqdisho ayaa lagu aasay Qubuuraha Daharo Ugaas ee duleedka degaanka...
Shirkadda Hormuud oo loo Aqoonsaday Shirkadda ugu ballaaran ee bixisa Adeega EVC plus
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta bixiyey liisankii ugu horreeyay ee la siiyo shirkad bixisa adeegga lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee Soomaaliyana looga...
Puntland oo Maxkamad soo taagtay Wariye Kilwe Aadan oo muddo ku Xiran Xabsiga ...
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa maanta billowday dhageysiga dacwada loo haysto Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ka badan laba bilood ku...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Sameeyay Xilka qaadis iyo Magacaabis
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen .Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka ka qaaday Taliyihii qeybta Waliyow Cade ee booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Siyaad.
Xilkaan ayaa loo magacaabay...
RW Rooble oo kulan Albaabada u Xiran yahay la yeeshay Midowga Musharixiinta
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay Hotel Jaziira oo Fariisin u ah Golaha Midowga Musharixiinta Halkaas kulamo kula qaatay qaybaha...

























