Monthly Archives: February 2021
RW Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo khadka Zoomka ku Wada hadlay
RW XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Aalada fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada Beesha Caalamka eek u sugan Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay xafiiska...
Jubland oo Amar la xiriira ka hortaga Covid19 ku soo rogtay goobaha Waxbarashada
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Maamul goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay habraaca hortagga soo laba kacleynta cudurka COVID-19 ee iskuulada iyo goobaha waxbarashada...
Kooxo hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ah ku dilay Suuqa Bakaaraha
Wararka ka imaanaya Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay gudaha suuqaasi wiil dhalin yaro ah oo lagu Magacaabi jiray Cali Axmed Xasan
Marxuumka...
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka oo ka badbaaday Qarax miino
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii saakay ka dhacay Magaalada muqdisho gaar’ahaan wadada laamiga ah ee madaxtooyadii hore ee Cabdi qaasim
Taliye ku...
Gudoomiyaha Degmda Yaaqshiid oo ka badbaaday Qarax miino
Wararka ka imaanaya Degaanka Daarusalaam ayaa sheegaya Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Cabdulaahi Cariif uu ka badbaaday qarax miino oo lala eegtay xilli uu marayay...
Abaaro laga soo sheegayo degaano ka Tirsan gobolka Hiiraan
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qoysas ku nool degaanno hoostaga degmada Mataban ee gobalka Hiiraan ay ka cabanayan Xaaluf ku yimid...
Qarax miino oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Wararka aynu k heleyno xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in Qarax Miino uu halkas ka dhacay
Qaraxa ayaa lagu soo...
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay badiyaan Ducada
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay badiyaan Ducada
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah...
Dadka ku nool Hareeraha Wabiga Shabeele oo ka cabanaya biyo yari
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegy in wabiga Shabeelle ee mara degaanada Hirshabeele uu biyo yareeyay
Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan...
Nin Itoobiyaan ah oo muddo ka badan 32 sano ku xirnaa Xabsi ku...
Xasbi ku yaal magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga sii daayay nin u dhashay qowmiyadda Oromada ee waddanka Itoobiya, ka ddib 20 sano oo xabsiga...

























