Monthly Archives: February 2021
Eratareeya oo beenisay in Xasuuq ay ka geysatay gobolka Tigray
Dowladda Eretariya ayaa beenisay" eedeymo ku saabsan in militarigeeda ka dagaallamaya gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya ay dileen boqollaal qof oo ku sugnaa...
Qaramada Midoobay oo Cunuqabateyn ku soo rogtay Saraakiil ka tirsan Alshabaab
Golaha Amniga ee qaramada midoobe ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro sadax xubnood oo ka tirsan Alshabaab
Xubnahan ayaa kala ah...
Maxamed Bin Salmaan oo lagu Eedeeyay in u ka dambeyo Dilkii Wariye Jamaal ka...
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa...
Turkiga oo raba in uu xaliyo Murunka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Wasiirka Arimaha dibadda ee Dalka Turkiga Mevlüt Çavusoglu ayaa socdaal ku soo gari doona Magaaladatan Muqdisho iyo Magaalada Nairobi, bisha soo socota ee March,...
Maxkamad ku taala Dalka Ingariiska oo xukun ku riday Muwaadhin Soomaali ah
Maxkamad ku Taala Dalka Ingariiska ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku riday Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee...
Urur Goboleedka IGAD oo soo dhaweeyay Heshiiska Dawlada Federaalka iyo Musharixiinta
Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku gaareen Dawlada Federaaka Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta.
“IGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa...
Puntland oo soo dhaweeysay Heshiiskii gaareen Dawlada Federaalka iyo Musharixiinta Mucaaradka ah
Maamulka Puntland ayaa soo dhaweysay heshiiskii ay gaareen Dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta
Dawlad Goboleedka Puntland sheegtay in ay soo dhawaynayso in Dowladda Federaalka ay...
Sidee Jubland u aragtaa Heshiiskii ay gaareen Musharixiinta iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya?
Maamulka Jubaland ayaa soo dhaweeyay heshiishka dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashaxiinta ay xalay ku gaareen Magaalada Muqdisho.
Maamulka Jubaland ka dalbatay Dowladda Federaalka in...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOO DHAWEEYEY HESHIISKA DHEXMARAY DOWLADDA IYO MIDOWGA MUSHARAXIINTA
Muqdisho, Febaraayo 26, 2021; Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray.
Madaxweynaha...
Eritareeya oo Xasuuq ka geysatay Gobolka Tigray
Hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah...

























