Monthly Archives: February 2021
RW Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu baaqday dibad baxii...
Musharax madaxweyne Xasan Cali Khayre ooxalay xaruntiisa ololaha kula kulmay qaar kamid ah taageerayaashiisa ayaa shaaciyey in dib loo dhigay mudaaharaadka lagu ballansanaa maanta...
Beesha Caalamka oo soo dhoweeysay Heshiiska ay gaareen Xukuumadada Rooble iyo Mucaaradka
War Qoraal oo ka soo baxay Wakiilada beesha caalamka ayaa looga hadlay heshiiska ay gaareen RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo midowga musharaxiinta, Heshiiska oo...
Doorka Beesha Caalamka ee Xalinta Khilaafka doorashada Soomaaliya
Wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Soomaaliya ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in maamullada Puntland iyo Jubaland inay ka qeybgalaan shir madaxeedka Muqdisho...
RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo Isku raacay in dib loo dhigo dibad bixii...
Ka dib kulan Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ku heshiiyay dhawr qodob...
Midowga Musharixiinta oo Qodobo hordhigay Wakiilada Beesha Caalamka
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya kulanka ay yeesheen Golaha Midowga Musharixiinta iyo wakiilada Beesha caalamka
Kulanka oo ku qabsoomay mareegta internetka ee Zoomka ayaa...
Daawo Sawirada :RW Rooble oo Ugu baaqay Midowga Musharixiinta in ay joojiyaan dibad baxa...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kulan Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta
Kulanka oo ka dhacay...
W/Caafimadka oo ka war bixisay Xogtii Ugu dambeeysay CudurkaCovid19 ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa sheegtay in la diiwaan geliyay 138 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 5 qof ayaana u geeriyootay.
Wasiirka Caafimaadka,...
Duqayn ka dhacday gobolka Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in shalay laga maqlay duqayn xooggan oodiyaaradeed , kadib markii diyaarad dagaal ay...
Kulan Muqdisho uga socda Midowga Musharixiinta iyo wakiilada Beesha Caalamka
Golaha Midowga Musharixiinta iyo Beesha Caalamka ayaa kulan uu uga socdaa Magaalada Muqdisho kulanka oo looga hadlay Xaalada Soomaaliya iyo marxalada waqtiga kala guurka
Musharixiinta...
RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho
Wararka ay heleyo Warbaahinta Aragticusub ayaa sheegaya in maanta loo ballansan yahay kulan dhexmara ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga musharraxiinta mucaaradka...

























