Monthly Archives: February 2021
Dawlada Federaalka oo Ciidamo Dhar shacab wata ku daadisay Wadooyinka Muqdisho
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidamo geysay Xaafadaha Magaalada Muqdisho
Ciidamadaan oo isgu jira dharcad iyo kuwo labisan ayaa ah kuwo ku hubeysan Bastoolado iyo qoryaha...
Faah Faahino ka soo baxaya Bam gacmeed lagu Tuuray Fariisin Ciidan ee ku yaala...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in xalay Bamgacmeed lagu tuuray Fariisin Ciidanka Dawlada ay ku le yihiin Xaafada Buundo
Sidoo kale ,Wararka ayaa...
Qoysas Yemaniyin ah oo ka soo cararay Dalka Yeman oo gaaray Magaalada Boosaaso
Qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yemenyihiin, oo ka soo cararay colaadda ka jira Dalka Yeman, ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,
Xubno...
RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo gaaray Heshiis is Af garad ah
Ka dib kulan ka dhacay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho oo ay wada yeesheen xubno ka Tirsan Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa...
Puntland oo xabsi ugu hanjabtay shaqaalaha Qaramada Midoobay Haddii Canshuurta ay bixi waayaan
Xeer ilaalinta ee Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay magacyada 14 qof oo ka tirsan Shaqaalaha hay’adaha Qaramada Midoobay, oo aanan bixin canshuurta ku waajibtay.
Ku...
Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay Xogtii ugu dambeeysay ee Covid19
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa ka war bixisay xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo...
Hay’adda Socdaalka oo Hakisay Bixinta Baasaboorada
Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hakad galineyso qabashada codsiyada baasaboorrada cusub ee Soomaaliga, sababo la xiriira fayraska corona...
Shaqsi lagu Eedeeyay in Alshabaab uu ka Tirsan oo lagu qabtay Dalka Turkiga
Shaqsi lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab ayaa maanta oo Arbaco ah lagu xiray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, sida...
RW Rooble oo kulan Muqdisho kula yeeshay xubno ka Tirsan Beesha Caalamka
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalad Muqdisho kulan kula yeeshay xubno ka Tirsan Beesha caalamka ee daneeya arimaha dalka Soomaaliya.
Kulankaasi...
kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku shir gudoomiyay kulan ee Amniga looga hadlayay,
Kulankan waxa ka qayb galay Saraakiisha Amniga Caasimada...

























