26.6 C
Mogadishu
Friday, May 29, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Dhageyso: Odayaasha Dhaqanka Koofur Galbeed oo baaq u jeediyay Musharixiinta iyo Dawlada

0
Malaaq Cali Cabdiraxmaan shiine oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koofur galbeed ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Aragticusub waxaa uu ka hadlay banana baxa...

Midowga musharixiinta oo gaashaanka ku dhuftay Amar ka soo baxay Dawlada Federaalka Soomaaliya

0
Midowga Musharixiinta ayaa gaashaanka ku dhuftay Hadalkii ka soo yeeray Wasiiro ka Tirsan XFS ee ahaa in la joojiyay dibadbaxyada ay ku baaqeen mucaaradka. Cabdiraxmaan...

Puntland oo sharuudo Xooggan hordhigtay shirka ka socda Muqdisho

0
Qoraal  ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada  Puntland ayaa lagu baaqay in la fuliyo Shuruudo dhawr ah, ka hor intaan la isu’gu imaan wada-hadal  ku...

Shil khasare geysty oo ka dhacay Magaalada Garoowe

0
Wararka ka Imaanaya Magalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in  3 Qof ay ku geeriyooday, 2  kale na ay  ku dhaawacantay ,...

Madaxweyne Deni oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sanaag

0
Madaxweynaha Puntland Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali. Wareegto  ka soobaxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilahi Deni ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle...

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho

0
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Odayaasha  dhaqanka ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ugaas Xasan  ayaa la sheegay in uu u geeriyooday...

Wasiirka Arimaha Dibada XFS oo sheegay in uu ku dhacay Cudurka Covid19

0
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegaya in laga helay cudurka COVID-19 uuna is karantiilay Wasiirka ayaa hadalkan u sheegay telefiishanka dawladda...

Dawlada Federaalka oo Diiday Dibad baxyada lagu qabto Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale oo  ka hadlayey shir jaraaid oo lagu qabtay Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in la diiday dibadbaxyada lagu qabto...

Beesha Caalamka oo Fariin u dirtay Madaxda Soomaalida

0
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada inay si deg deg ah kulan isugu yimaadaan, si...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...