26.7 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Alshabaab oo Odayaal dhaqameedyo ka Afduubay gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya Degano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Alshabaab saacadihii la soo dhaafay Halkaasi ay ka Afduubteen Odayaal...

Shirka Dhuusamareeb oo Meel Xasaasi ah maraya iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo...

0
 Magaalada Dhhuusamareeb ee xaruunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa malintii labaad ka socda shirka Watashiga ee u dhexeya Dawlada Federalka Soomaaliya Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka...

Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyay shirka ka Furmay Magaalada Dhuusamareeb+Sawiro Daawo:

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ansixiyay Xilliga doorashooyinka Soomaaliland

0
Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu maanta ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee...

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta lagu hor dhaariyay Xildhibaano Cusub

0
Xaruunta Baarlamaanka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyay 8 xildhibaan  kuwaas oo lagu baddelay Xildhibaanadii xasaanadda laga qaaday. 8 Xildhibaan ee cusub ee maanta la dhaariyay...

Gudoomiyaha Aqalka oo loo diiday in uu ka qayb galo shirka ka socda Dhuusamareeb

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay Madaxweyne Farmaajo in uusan aqoonsanayn Aqalka Sare iyo nidaamka Federaalka. Mudane Cabdi Xaashi...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS oo soo saaray Warbixin sanadeed la xiriirta Xaalada Xoriyada...

0
Ururka  Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS ayaa maanta soo saaray warbixin sannadeedka xaaladda xorriyadda saxaafadda Soomaaliya 2020: Warbixintan oo ah tii 2aad ee #SJS soo saarto tan...

Shirkii wadtashiga ee Dawlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada oo si rasmi ah uga Furmay...

0
Wararka ka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkasi uu ka Furmay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay Dawlada Federaalka Soomaliya...

Alshabaab oo khasaare kala kulmay Weerar ay ku qaadeen Saldhig Ciidanka dawlada ay ku...

0
Wararka  ka Imaanaya  gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay ku dileen xubno ka tirsaa Al-Shabaab, kadib markii ay soo weerareen...

Faah Faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe

0
Wararka Imaanaya Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in aroortii hore saakay uu dgal ka dhacay Dagaalka ayaa ka dhacay Bar koontarool eek...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...