26.7 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Hindise sharciyeedka diiwaan gelinta Codbixiyaasha

0
Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Puntland Fadhigiisa 26-aad oo  ay maanta  soo xaadireen 42 Xildhibaan, waxaa shir-guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril, iyo...

Musharixiinta Mucaaradka ah oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb

0
Midowga Musharraxiinta Mucaaradka ah  ayaa baaq ka soo saaray Shirka madaxda dowladda Federaalka ‘ dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir  uga socda magaalada Dhuusamareeb Midowga...

Caruur xanuuno kala duwan ugu geeriyootay gobolka Jubada Hoose

0
Caruur badan oo da’dooda ay ka yartahay 5 sano la ildaran xanuunnada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalooyinka Jamaame iyo Badhaadhe ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay shirka Dhuusamareeb iyo Isfaham laga gaaray Arinta Gobolada Waqooyi

0
Magaalada Dhusamareeb ee uu ka socda shirka dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in isu soo dhawaasho ay...

Beesha Caalmaka oo Dhiiro gelisay Madaxada Shirka uu uga Socdo Dhuusamareeb

0
Xubnaha Beesha Caalamka eek u sugan Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku dhiro gelinayaan Madaxda shirka uu uga socdo Dhuusamareeb Saaxiibada...

Ciidanka Booliska Gobolka Bari oo Xabsi dhigay Sariflayaal Sare u qaaday qiimaha lacagta doolarka...

0
Wararka ka imaanaya  Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya Ciidanka Booliiska Gobolka Bari, ay xabsiga dhigeen  qaar kamid ah Sarriflayaasha magaalada Boosaaso,...

Dagaal u dhexeya Ciidanka Hirshabeele iyo Jabhada uu Hogaamiyo Jeneraal Xuud oo ka dhacay...

0
Dagaal u dhexeya Ciidanka Maamulka Hirshabeele iyo kuwa Dawlad Federalka oo  dhinac ah iyo  jabhada Uu Hogaamyo Jeneraal Xuud ayaa  ka hacay Magaalda Baladweyne Dagaalka...

Khilaafka U dhexeeya Wasiirka Batroolka iyo Gudiga kheyrdaaka baarlamanka oo meel sare gaaray

0
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen shaaca uga qaaday khilaaf xooggan oo u dhaxeeya iyaga iyo...

Shacabka Degmada Xamar Jajab oo Cabasho ka Muujiyay Lacago uu ku soo rogay Mamulka...

0
 Qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa cabasho k muujiyay lacago uu Gudoomiyaha Degmad Xamar Jajab Maxamed...

Dagaal khasaare dhaliyay oo maleeshiyo Beeleedyo ku dhexmaray Degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud

0
Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal laba Maleshiyo Beeleed ku dhex maray degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud Colaada ayaa maalmahii la soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...