Monthly Archives: February 2021
Gudoomiyaha Aqalka sare oo sheegay in uusan Jirin shir deg deg ah oo Labada...
Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa ogeysiiyay Xildhibaanada Aqalka sare in uusan jirin codsi uga yimid Madaxweyne Farmaajo ee...
Dib u dhac ku yimid shir deg deg ah uu Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray...
dib u dhac ayaa ku yimid shir uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi uu isugu yeeray 5-ta bisha bishaan Febraayo oo maanta ku beegan, shirkaas...
Xasan Cali Khayre Oo Ku Baaqay In Heshiis Siyaasadeed Degdeg La Gaaro Ka hor...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowlada Soomaaliya, ahna Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre oo shaley ka hadlay dood uu soo qabanqaabiyay amachadka siyaasadda arrimaha dibadda...
Taliska Ciidanka Dawlada ee Gobolka Hiiraan oo sheegay in Alshabaab iyo Jabhada Jeneraal Xuud...
Jeneraal Saalax Yacquub Cali oo ah Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka qaybta 27aad ayaa shaaca ka qaaday in la soo qaban doono Jeneeraal Xuud oo...
Dagaal Beeleed ka dhacay degaano ka Tirsan Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelaha Dhexe
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya dagaalo Beeleedyo ka dhacay degaano hoostaga degmada Warsheekh ee gobolka shabeelah Dhexe
Wararka imaanaya degmada Warsheekh ayaa sheegaya in...
Beesha Caalamka oo Markale qoraal ka kooban baaq iyo digniin u dirtay Madaxda shirka...
Saaxiibada Beesha Caalamku waxay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo xalay isaga baxay shirka Dhuusamareeb
Wararka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in shirka watashiga ee Dawlada Federaalka Soomaaliya , Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka gobolka Banaadir uu meel xasaasi ah...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka digay Muddo kororsi uu sameeysto...
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheekh Axmed Kana mid ah Midowga Mushariixinta madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Midowga Musharixiinta aysan Aqbali doonin Muddo...
Ciidanka Dawlada oo Xubno ka Tirsan Alshabaab ku dilay duleedka Dhuusamareeb ka dib Gaadiid...
Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa shaaca ka qaaday in ay xalay hawlgal qorshaysan ku...
Alshabaab oo weeraray Degaano ka Tirsan Degmada Wanlaweyn kuna dilay Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka...
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay ku weerar ku qaadeen degaano hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose
Weerarka ayaa...

























