26.5 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Dawlada Federalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga iyo Wafdi uu a ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ka dib  markii ay ka soo qayb...

Axmed Madoobe oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan matali karin Qaran maadaama uu sheeganayo...

0
Madaxweynaha Maamulka  Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe oo saxafada kula hdlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay natiijo la’aanta uu ku idlaaday shirkii...

Caruur cuduro kala duwan la il daran oo la dhigay Isbitaal goboleedka Jowhar

0
Xaalado Caafimaad  darro ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jiraan tuulooyin hoostaga Magaalada Jowhar Caruurta da,dooda ay ka yartahay 5 sano ayaa waxaa saameeyn...

Gudoomiyhii hore Gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi Maxamed oo Nasiib darro ku tilmaamay natiijo...

0
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa  nasiib darro ku tilmamay in shirkii Dhuusamareeb uga socday Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad goboleedyada...

Dawlada Indoneysa oo Mamnuucday in Ardayda lagu qasbo in ay Xertaan Xijaab

0
Ka dib markii uu bulshada aad ugu dhex faafay muuqaal muujinaya ardayad Masiixiyad ah oo lagu dirqiyayo in ay fasalka ku dhax xirato khimaar,...

Qaban qaabada banaan bax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socota gobolka Gedo

0
Wararka ka Imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Magaalada Garbo haareey ee degmooyinka kale ee gobolka Gedo uu ka socdo dibad bax ay soo...

Hay,adda WHO oo baareysa Xanuun ka dilaacay Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

0
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qeeyba ka mid ah gobolka Soomaalida...

Madaxweyne Farmaajo maanta khudbad u jeedin doona Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya

0
  Madaxweynaha Dawlada Federaalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta hortaga Xildhibaanada labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanada ayaa xalay loo diray Fariimo ku saabsan in uu...

DEG DEG: Shirkii wadatashiga Dhuusamareeb oo fashil kusoo gaba-gaboobay

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in uu burburay shirkii wadatashiga ee maalmahaanba magaaladaasi uga socday Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka ka socda Dhuusamareeb oo meel xasaasi ah maraya iyo Beesha...

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in shirka ka socda Halkaasi uu galay Marxalad Xasaasi ah ka dib markii Madaxweyne farmajo iyo Axmed...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...