27.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Prof Xasan Sheekh Cali oo ka hadlay khudbadii uu Madaxweyne Farmaajo shalay ka jeediyay...

0
Prof Xasan Sheekh oo kamid ah Aqoon yahanada Soomaaliyeed   ee ku nool magaalada Muqdisho kana Tirsan Macalimiinta Jaamacadda Umadda  ayaa ka halay Khudbadii uu...

Ciidamada Amniga Koofuur galbeed oo Hawlgalo ka wada Magaalada Baydhaba

0
Ciidamada Amaanka Magaalada Baydhaba ayaa Hawlgalo ka wada Magaaladaasi , Hawlgalkaas oo lagu soo qabtay Dad badan. Hawlgalka ayaa bilowday ka dib markii bamgacmeed la...

Alshabaab oo weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha Degmada Luuq ee...

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Weerar ay Alshabaab ku qaadeen kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha Degmada Luuq oo gobolka Gedo. Weerarka...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax miino oo xalay ka dhacay Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soobaxaya Qarax khasare sababay oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Qaraxa ayaa ahaa miino wadada dhinaceeda la dhigay waxaana uu...

Gudiga lagu murunsanyahay ee doorashooyinka oo wax laga Xumaado ku Tilmaamay Isfaham darrida shirkii...

0
Guddiga lagu muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay is Faham darri uu ku soo dhamaaday shirkii Dhuusamareeb ,  balse...

Gabar dhalinyaro ahayd oo caawa lagu dilay Magaalada Baydhabo

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in caweyskii caawa lagu dilay magaaladaasi gabar dhalinyaro ahayd, ka dib markii ay haleeshay rasaas ay furayn...

Dhageyso: Dr. Cali Cabdi Baab oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku Fashilmay Siyaasada...

0
Dr. Cali Cabdi Baa boo ka Tirsan Siyaasiyiinta Qurba joogta ah ahna Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga  Amniga iyo Cadaalada ee uu Hogaamiyo Muqtaar Rooboow...

Dad badan oo la yaab ay ku noqotay ka dib markii maanta Gudoomiyaha Golaha...

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aysan jirin muddo kordhin loo sameynaayo Madaxweyne Farmaajo. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad Xasaasi ah u Jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka

0
 Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi  Farmaajo khudbad u jeediyay xildhibaanada Golaha Shacabka uu uga war bixiyay maraxaladihii  uu soo maray khilaafka ka Taagan...

Biden oo sheegy in Xiriirka Afrika iyo Mareykanka uu soo laabtay

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu balan qaaday inuu dib u dhisi doono wadashaqeyntii dalkiisa uu la lahaa Midowga Afrika (AU) daqiiqado kadib markii uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...