Monthly Archives: February 2021
Amisom oo sheegtay in diyaarad ay uga bur burtay Balidoogle
Hawlgalka ciidamada Midowga Afrika eeSoomaaliya ayaa Xaqiijiyay in mid ka mid ah diyaaradaha qummaatiga u kaca ee Helicopterka loo yaqaan Islamarkana ay adeegsadaan ciidamada...
Puntland oo shaacisay in Madaxweyne Farmaajo u Aqoosan doonin Madaxweynaha Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, ayaa warbaahinta u sheegay in Dawlad goboleedka Puntland ay madaxweyne Farmaajo u aqoonsan doonto mas’uul hore,...
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa oo dib...
Daawo Sawirada : Biyo Diig u eg oo lagu arkay Tuulo ku taala Dalka...
Wadooyinka tuulo ku taal dalka Induniisiya ayaa waxaa buux dhaafiyay biyo guduud ah kaddib markii daadad xooggan ay ku dhufteen warshad dharka lagu nakhshadeeyo...
Dhageyso: Golaha Midowga Musharixiinta oo Walaac ka Muujiyay in Dalka uu galo Firaaq Dastuuri...
Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ee u Tartamaya xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay inuu fashilmo shirkii ka socday magaalada Dhuusamareeb...
Taliyihii Ciidanka Nisa ee Dhuusamareeb oo Qarax lagu dilay iyo dagaal ka dhacay duleedka...
Taliyahii Ciidanka Nisa ee Dhuusamareeb C/rashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon ayaa ku dgeeriyooday qarax lala beegsaday gaari uu saarnaa oo marayay duleedka magaalada Dhuusamareeb.
wararka ayaa...
Ciidanka Amisom oo duqeeyay guryo ay degan yihiin Dad shacab ah
Wararka ka imaanaya Gobolka shabeelaha Hoose aya sheegaya in Ciidamada AMSIOM ee ku sugan gobolka shabeelaha Hoose ay Madaafiic ku duqeeysay Tuulada Mushaani oo...
Madaxda Dawlad Goboleedyada oo ka shiray Marxalada kala guurka ee Dalka uu ku jiro
Madaxda dowlad goboleedyada ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa yeeshay kulan ay kaga hadlayeen xaaladda siyaasadeed iyo Arimaha doorashooyinka dalka .
Madaxda Maamulada , Galmudug,...
Faah Faahino ka soo baxay Qarax Miino oo ka dhacay wadada u dhexeysa...
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo ka dhacay deegaanka Carbiska oo ku yaala Agagaarka dehmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose
Qaraxa ayaa...
Xildhibaan Mahad Salaad Muxuu ka yiri’ Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee Heshiiskii 17 Sebtember lagu...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay Golashacabaka Baarlamnaka Soomaliya eek u...

























