Monthly Archives: February 2021
Shaqsigii gacanta ka geystay joojinta dagaalkii Qaboobaa oo geeriyooday
George Shultz, xoghayihii hore ee arrimaha dibedda Mareykanka oo si weyn u qaabeeyey siyaasaddii arrimaha dibadda dhammaadkii Qarnigii 20-aad, ayaa dhintey isagoo da'diisa ay...
Maxaa looga hadlayaa kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka ay ku yeelanayaan Muqdisho?
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha shacabka .
Kulanka ayaa looga hadlayaa labo qodob oo...
Madaxweyne Xasan sheekh oo ku Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in dalka uu geliyay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo uu dalka geliyay xaalad hubanti...
Ciidamada Amniga Puntland oo ku raad jooga shaqsiyaad la sheegay in Falal Amni xumo...
Ciidamada Amniga Puntland , ayaa ka bilaabay magaalada Boosaaso Hawlgal ay ku baadi goobayaan xubno ka tirsan Daacish iyo Alshabaab, kuwaas oo doonaya in...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay Kismaayo
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan uu xalay ka dhacay .
Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa...
Ciidamo la wareegay Amniga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Ciidamo la sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
Ciidamada la wareegay...
Golaha Midowga Musharixiinta oo sheegay in 8 Febraayo 2021 wixii ka bilowda Farmaajo...
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in wixii ka bilowda 8 February 2021 aanay Madaxweyne Farmaajo...
Waa Sidee Xaalada Magalada Muqdisho ka dib rasaas xooggan oo xalay saqdii dhexe laga...
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa degan ka dib markii xalay saqdii dhexe rasaas aan kala joogsi lahayn lag maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka...
Beesha Caalamka iyo Madaxda Dawlad goboleedyada oo ka wada hadlay Xaalada Siyaasadeed ee...
Wararka aynu ka heleyno Magaalada Dhuusamareb ayaa sheegaya in Madxada Dawlada Goboleedyada ee ku sugan Dhuusamareeb kulan mareegta internedka ama qadka Zoomka ay kula...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo shir uu uga socdo caawa Magaalada Muqdisho
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee kala ah shariif sheikh Axmed , Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed ayaa shir deg deg oo ay...

























