28.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Afhayeenka Xukuumadda: Mucaaradku Dalkaan waxaa ay u horseedyaan qalalaase

0
Dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalo ka soo yeeray xubnaha mucaraadka oo sheegay in aysan Maxamed Cabdulahi Farmaajo u aqoonsaneyn madaxwaynaha Soomaaliya. Musharaxiinta...

Maxaa ka soo baxay kulankii Cali Mahdi iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Mudane Cali Mahdi Maxamed iyo xubno ka Tirsan Golaha  wasiirada  ee  xukumadda Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku...

Cabdiraxmaan Ceynte: Dalkeenu wuxuu galay Marxalad aan weligeed hore loo arag

0
Cabdiraxmaan Ceynte, oo ka tirsan Xubnaha siyaasiyiinta ah ee dhaliila Dawlada Madaxweyne Farmaajo , ayaa sheegay in Soomaaliya uu gashay  marxalad uusan weligiis hore...

Dib u dhac ku yimid khudbad uu maanta Golaha shacabka ka jeedin lahaa Ra’iisal...

0
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta  dib uu  uga dhacay hadal uu doonayay in uu u jeediyo xildhibaanada Golaha shacabka kaddib markii xildhibaannada...

Dhageyso: sheekh shariif oo ka digay Muddo kororsi

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif sheikh Axmed ahna Gudoomiyaha midowga musharrixiinta mucaaradka, ayaa shir jaraa’id oo  uu ku qabtay maanta Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...

Beesha Caalamka oo ku baaqday in la sii wado wadhadalada Dhuusamareeb

0
Qoraal ay si wadajir u soo saareen saaxiibada Beesha Caalamka  ayaa lagu yiri “Saaxiibada beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda...

Ma jirtaa Fursad kale oo uu Madaxweyne Farmaajo Doorasho ku qaban karo?

0
Waxaa maanta dhamaaday muddada xil-heynta madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Nasiib darro, madaxweynaha iyo maamulkiisuba way ku fashilmeen inay qabtaan doorasho qof iyo cod...

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo dib ugu laabtay Magaalada Garoowe

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu  laabtay Magaalada Garoowe. Madaxweyne Deni iyo Wafdigiisa ayaa maalmihii la soo dhaafay...

Maraykanka oo ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya

0
Dawlada Mareykanka ayaa madaxda Dawlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada ugu baaqay in ay si deg deg ah wax uga qabtaan jahwareerka siyaasadeed ee halista...

Cudur aan la garan Dadka uu ku dhacana Dhiig ay Matagayaan oo ka dilaacay...

0
Cudur aan wali la aqoonsanin ayaa laga soo tabiyay koonfurta-galbeed ee dalka Tanzania. Warbaahinta maxalliga ah ayaa shaacisay in dadka uu xanuunkan ku dhacay ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...