28.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Ra’iisal Wasaare Rooble oo soo dhoweeyay shirka lagu qabanayo Garowe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee  ee lagu qabanayo 15-ka bishan magaalada Garoowe ee...

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray Maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

0
Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo ka furmaya...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo dhagax dhigay Mashruuca dhismaha Isbitaalka Yardimeli

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay qeybtii labaad ee dhismaha lagu ballaarinayo Isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho. Mashruuca balaarinta isbitaalka...

Midowga Yurub oo maxada Dawlada Soomaaliya Uga digay Muddo kororsi

0
Midowga Yurub, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo laysku khilaafay. War Qoraal ah oo uu soo saaray Xoghayaha Arrimaha...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan ka yeelanaya Xaalada Soomaaliya

0
Golaha Amaanka  ee Qaramada Midoobay ayaa maanta yeelanaya kulan ay kaga hadlayan xaalada siyasadeed ee Soomaaliya . Kulankan ayaa lagu soo waramaya in uu yimid...

Ciidamada Amniga Puntlnd oo Hawlgal ka sameeyay Magaalada Boosaaso

0
Ciidamada Amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay Xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish, kadib markii hawlgal ciidamada Amniga...

Khilaaf Xooggan oo soo kala dhex galay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir

0
 Khilaaf Xooggan oo soo kala dhexgalay Madaxda Ugu sareysa Mamulka Gobolka Banaadir Khilaafka ayaa u dhexeya Gudoomiyaha Gobolka Banadir ‘Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada...

Mucaaradka Madaxweyne Farmaajo oo Abaabulaya dibad bax

0
Qaban qaabada  dibad bax looga soo horjeedo dib u dhaca doorashooyinka iyo khilaafka saameeyay oo ka socda Magaalada Muqdisho. Dibad baxa ayaa waxaa soo Abaabulay...

Abiye Axmed: ma dooneyno in aan Soomaalida kala qaybino

0
Abiye Axmed  Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa shaaciyay in Dawlada Itoobiya aysan qayb ka qaadan doonin kala qeybinta Soomaalida, Waxana uuna TPLF ku eedeeyay kala...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Madaxweyne Farmaajo Waxa uu Hadda Xilka ku haayaa Waa Inqilaab

0
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuurkana tirsan Golaha Midowga Musharixiinta  ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhamaaday muddadii uu dastuurku u jideeyay xilka madaxweynaha, isagoona ku...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...