28.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta khudbad u Jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka

0
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo khudbad u jeediyay Xildhibaanad Golaha Shacabka, ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay xoogga saartay xal u...

Munaasabad looga hadlayay Aasaaska Ciidanka Badda oo Muqdisho lagu qabtay+Sawiro Daawo

0
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasanbada ayaa waxaa ka qayb galay Wasiiro...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Taageeray go’aanka Puntland ee shirka 15 bishaan Febraayo loo ballamay

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa soo dhoweeyay qabashada Shir ku saabsan Arrimaha Doorashada Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi, ayaa taageeray mowqifka...

Jubland oo soo dhoweeysay shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

0
Maamulka Jubaland ayaa soo dhoweeyay shirka 15-ka bishan Febraayo la isugu imaanayo  ee looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Jubland ayaa soo saartay qoraal ay kaga...

Ra’iisal Waraare Rooble oo maanta khudbad ka jeedinaya Golaha shacabka

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagaya Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa xildhibaanada Golaha shacabka ka...

Beesha Caalamka oo kulan la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed

0
Xubnaha Beesha Caalamka ee Soomaaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa kulan ka yeeshay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Kulankaan oo ku qabsamay Mareegta intrnetka ee...

Dhawaqa Qarax Weyn oo xalay laga Maqlay Muqdisho

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax Xooggan oo xalay laga Maqlay Xaafadaha magaalada Muqdisho . Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in uu ahaa mid...

Puntland oo diiday Martigelinta shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

0
Maamulka Puntland ayaa soo dhaweysay shirka wadatashiga doorashada ee ku baaqay madaxweyne Farmaajo,balse waxa  ay sheegtay in aan lagala tashan shirkaasi. War qoraal ah oo...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka shiray Xaalada Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay ayaa soo dhaweeyay shirka madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu ku baaqay in bartamaha bishan ay madaxda dowladda federaalka...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Gudoonka Golaha shacabka

0
Madaxweynaha  Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo labadiisa ku xigeen ayaa xalay kulan ku yeeshay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...