28.3 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Dhageyso: Ciidanka Maamulka Koofur galbeed oo bilaabay Halwgalo lagu Furayo Wadooyinka

0
Abuukar Cabdilaahi Isaaq Alcadaala oo ah Gudoomiyaha Degmada Leego ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa ka war bixiyay Halwgalo wada Furis ah oo ka socda...

Ciidanka PMPF ee Puntland oo Halwgal ka Sameeyay Xeebaha Gobolka Bari

0
Ciidamada badda dowladda Puntland ee loo yaqaan PMPF, ayaa hawgal ka Sameeyay xeebaha   degmooyin ka tirsan Gobolada Bari . Wararka ayaa sheegaya Hawlgalkaan uu ka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgal ka Fuliyay Shabeelaha Dhexe

0
Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Axmed Maxamed Tareedisho  iyo saraakiil uu Hogaaminaayo ayaa Hawlgalo ka wada degaano ka Tirsan Gobolka shabeelaha...

Xukuumadda Federaalka oo ku Adkeysatay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ...

0
Wasiirka Wasaarada warfaafinta ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay in shirka wada tashiga uu...

Dhageyso: Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay xaalada Amni ee degmadaasi

0
Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee Magaalada Kismaayo Cabdilaahi Maxamed Cabdi Gaaboow ayaa ka war bixiyay xaalada Amni ee Magaalada Kismaayo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka...

Aqalka Senateka Maraykanka oo Walaac ka muujiyay Xaalada Soomaliya

0
Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, Bob Menendez, ayaa bayaan kasoo saaray xiisadaha kasii daraya ee ku saabsan doorashada Soomaaliya kaddib...

Xaruun degmo oo Albaabada loo laabay cabsi laga qabo Alshabaab

0
Xaruunta degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa in Albaabada laysugu laabay ka dib markii ilo dhinaca Amniga ah ay u gudbiyeen...

Midowga Musharixiinta oo Taageery Mowqifka Maamulada Puntland iyo Jubland ee shirka

0
War saxafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa waxay ay taageereen qorshihii  ay soo jeediyeen maamul goboledyada Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee...

Dhalinyaro ay Qaraabo ahaayeen Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo shaqada lag Eryay

0
Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda kale ee wasaarada ayaa lagu soo waramayaa in shaqo joojin ay ku sameeyeen 4 qof oo...

duqayn ka dhacday gobolka Jubada Dhexe

0
Warar ka imaanaya gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee dronka loo yaqaan duqaymo culus ay ka fuliyeen degaano hoostaga degmad Saakow...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...