Monthly Archives: February 2021
Ilhaan Cumar oo Xil loo magacaabay
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay gudoomiye kuxigeenka guddi hoosaadka awoodda u leh arrimaha Afrika iyo arimaha...
Isbitaalka Martiini oo xoojiyay qaabilada Dadka qaba Cudurka covid19+Sawiro
Iyadoo Caalamka oo idil saameyn xooggan uu ku yeeshay Cudurka Safmarka ee Covid19 ayaa markale dalkeena Soomaaliya waxaa ka jira kiisas cusub ee la...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo Xariga ka jaray diiwaan-gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-siinta Xirfadlayaasha
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad oo xarig ja jaray diiwaan-gelinta Diyaaradaha Iyo Ruqsad-siinta Xirfadleyaasha ayaa ka warbixiyey dadaalka...
Ciidanka Danab oo Alshabaab kala wareegay degaano ka Tirsan shabeelaha Dhexe
Taliyaha ururka 7aad ee Guutada 16aad ee Ciidanka Danab Dhame Xasan maxamed cisman oo hogaamiyanyey hawlgalka ciidanka Danab ay ka fuliyeen gobolka shabeelaha dhexe...
Ururada Bulshada Rayidka ah oo diiday damaca Dawlad ee shirka Garowe
Ururada Bulshada Rayidka ee Soomaaliya ayaa diiday in shirka madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in 15ka bishaan lagu qabto Magalada Garowe.
Ururada Bulshada Rayidka ayaa...
Xasan sheekh : Dawlada Farmaajo waa ay ku guuldarreysatay Dacwadda Kiiska Badda
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa ku edeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu dayacay Dacwada Kiiska badda ee Dalkeena Soomaaliya kala dhexeya Dalka...
Alshabaab iyo Ciidanka Dawlada oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho ee u dhexeeyay Alshabaab iyo Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya .
Dagal...
Kenya oo ka jawaabtay Eedeeyntii Wasiir Dubbe ee kiiska badda
dowladda Kenya ayaa gaashaanka ku dhufatay sheegashada Soomaaliya ee ku aaddan sababta ay u dalbatay dib u dhigista kiiska inuu yahay arrimo la xiriira...
Wasiir Dubbe: ma yeeli doono in mar dambe dib loo dhigo Dacwadda Badda
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa ka hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya dalkeena Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiir Dubbe, ayaa ...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ?
Shirka khamiis laha ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka...

























