Monthly Archives: February 2021
Qareen Ingiriis ah oo loo doortay dacwad oogaha Maxkamadda ICC
Qareen Dalka Ingiriiska ayaa loo doortay inuu noqdo dacwad oogaha guud ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC).
Karim Khan QC, waa 50 jir waxaanu...
Deg Deg :Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada...
Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo ku qarxay Nawaaxyiga...
Siyaasiyiin loo haysto lacag ay ka musuqeen aaskii Mandela
15 qof oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta isdba marin lacageed xilligii la aasayey madaxweynihii hore ee...
Wakiilo ka socda Dawlad goboleedyada oo maanta ku wajahan Baydhaba
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in wakiilo ka socda Dawlada Goboleedyada maanta ay ku sii jeedaan Magaaladaasi.
Xubnahaasi ka socda Maamul goboleedyada ayaa...
Ciidamo Xalay Isku rasaaseeyay Degmada Kaaraan
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ayaa xalay isku rasaaseeyay Magaalada Muqdisho
Israsaaseynta ayaa ka dhacday Xaafada Cali Gedi ee Degmada Kaaraan Waxaana ka dhashay khasaare...
Gudoomiye Jawaari oo ka hadlay waxa loogu yeeri karo Madaxweyne Muddo xileedkiisu dhammaatay
Gudoomiyahii hore Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loogu yeero ku-sime ama sii-haye.
Gudoomiye Jawaari oo ka qeyb galayay dood...
Taliska Ciidanka Booliska oo Faah Faahiyay Qarax xalay ka dhacay Muqdisho
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa ka war bixiyay Qarax xalay maqribkii ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada KPP iyo Bakaaraha
Afhayeenka...
Madaxweyne Farmaajo oo u Tacsiyadeeyay Ehelada Suldaan Hargeysa ku geeriyooday
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Wasiir Cabdi Xuseen: Gedo oo dhameystiran Haddii la soo celin waayo shir kama qayb...
Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, ayaa caddeeyay mowqifkan.
"Xaq waxaan u leenahay oo September 17 lagu gooyay in aan annagu mas'uul ka...
Deg Deg: Qarax iyo Israsaaseyn ka dhacday Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaliya.
Qaraxa ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka banaadir...

























