27.8 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Madaxweyne Farmaajo oo xaliyay khilaaf u dhexeyay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa soo fara geliyay khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay MadaxdaSare ee Maamulka Gobolka Banaadir Khilaafka ayaa...

Cidanka Danab oo Hawlgal ku soo qabtay Baabuur Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Hawgal Ciidanka kumaandooska ee Danab ay ka Fuliyeen  Tuulada Cadcadeey oo ka Tirsan degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha...

Bam gacmeed xalay lagu Tuuray Koontarool ku taala Magaalada Baladweyne

0
Wararka ka Imaanaya Magaalada Baladweyne  ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in kooxo hubeysan weerar bam gacmeed ah ay ku qaadeen bar koontarool eek...

Beesha Caalamka oo ka digtay dib u dhaca shirkii lagu ballamay in u ka...

0
Beesha caalamka ayaa ugu baaqday madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada inay soo afjaraan khilaafka ka dhashay heshiiska doorashada kaddib kulanka lagu wado in...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo Gudoomiyay shir looga hadlayay Xakameynta Covid19

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xakameynta iyo ka hor tagga soo labo kacleynta Cudurka...

Baabuur uu la socday Imaam Maxamed Yuusuf oo caawa la rasaaseeyay

0
Baabuur uu la socday Imaam Maxamed Yuusuf ayaa caawa lagu weeraray nawaaxyiga maxkamada gobolka Banaadir. Ciidamo ka Tirsan dawlada Federaalka gaar,ahaan ilaalada barkoontarool ee  ku...

Maxkamadda ICJ oo qaadacday go’aanka Kenya

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala...

Taliska Ciidanka Booliska oo Faah Faahin ka bixiyay Qaraxii maanta Muqdisho ka dhacay

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray qaraxii ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho Warsaxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay in Gaari...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jaamacadda Carabta

0
Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda ee wadamada...

Ururka Jaamacadda Carabta oo ka hadlay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya

0
Jaamacadda Carabta ayaa ka hadashay khiklaafka doorashooyinka ee Soomaaliya , waxayna ugu baaqday  dhinacyada siyaasadeed ee Soomaaliya in ay wada-hadal ka yeeshaan khilaafka u...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...