Monthly Archives: February 2021
13 Turkish ah oo lagu dilay ciraaq
Ciidamada Turkiga ee fulinaya howlgalka ka dhanka ah mintidiinta kooxda PKK ee waqooyiga Ciraaq ayaa god ka helay meydadka 13 Turkish ah oo u...
Magacyada Xubnaha Dawlada Soomaaliya , Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku matala shirka
Ra’iisal Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
Guddiga...
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid Xeerka lagu soo saray Golaha Adeega Garsoorka
Guddoonka Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka ayaa ku gacan seyray xeerka madaxweyne ee lagu soo saaray toddobo kamid ah Golaha Adeega Garsoorka.
Guddoonka ayaa sheegay...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo ugu baaqay Hay’addaha Amniga in si deg deg...
Ra’isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay’addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la xiray.
Ra’isul wasaare Rooble oo bartiiisa...
Musharixiinta Mucaaradka ah oo ku baaqay dibadbax ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo
Musharixiinta Mucaaradka ah ayaa ku dhawaaqay in Jimcaha nagu soo aadan ay Muqdisho ku qaban doonaan isu soo baxyo ka dhan ah dowladda.
Madaxweynihii hore...
Dawlada Federaalka oo shaacisay Magacyada Qareenada Difaacaya Dacwadda Kiiska Badda Soomaaliya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada Qareennada difaacaya Kiiska Badda Soomaaliya ee yaala Maxkamadda ICJ.
Qoraal ah oo ka soo baxay dowladda ayaa lagu...
Taliska Ciidanka booliska oo baaraya Dilka 3 Haween oo ka dhcay Deyniile
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la xiriira cidda ka dambeysay dilka Saddex Haween ah oo Saakay Subaxii meydkooda laga helay...
Meydadka Dumar Jirkooda Rasaas ay ka muuqato oo saakay Degmada Deyniile lagu arkay
Wararka ka imaanaya Xaafada War laliska ee Degmada Deeyniile ayaa lagu soo waramayaa saakay halkasi la soo dhigay Meydadka Haween Jirkooda ay rasaas ka...
Hay’adaha Amniga ee Dawlada ooXalay dhagaxyo dhigay Bartamaha Isgoyska Dabka
Hay,adaha Amniga ee Dawlada Federaalka ayaa xalay dhagaxyo ku xiray bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.
Baabuurta isticmaasha wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi...
Shir U dhexeya Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo maanta Baydhabo ka Furmaya
Magaalada Baydhaba ayaa maanta waxaa ka Furmaya shir u dhexeya wakiilo ka socda Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada
Wafdiga Dawlada Federaalka Soomaaliya uga qayb...

























