28.3 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Gudoomiye Muudeey iyo Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku kulmay

0
Madaxweynaha Maamulka Koofur Goboleedka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la yeeshay  Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Cabdiweli Sheikh Ibraahim...

Ciidanka Puntland oo Hawlgal ku soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab

0
Ciidamada PSF Puntland , oo hawlgal ka fuliyay Buuraleyda Galgala, ayaa gacanta ku dhigay Amiir ka tirsan Al-shabaab iyo xubno kale. Xubnaha la qabtay, ayaa...

Wasiirkii hore ee difaaca Kenya, Yuusuf Xaaji oo geeriyooday

0
Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo muddo dheer kamid ahaa...

Dib u dhac ku yimid shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo

0
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo oo loo ballansana in 15 bishan Febraayo oo maanta ku beegan uu ka...

ku dhawaad 100 qof oo uu cudurka Covid19 ku soo ritay Soomaaliya

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka war bixisay kiisaskii u dambeeyey ee cudurka covid19 oo ku soo laba-kacleeyey Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda...

Xasan sheekh: ma Aqbaleyno sii joogista Farmaajo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud sidoo kale ka Tirsan Musharaxiinta Mucaaradka ayaa ka hadlay doorashooyinka iyo madaxweynaha waqti  xileedkiisa ka dhammaatay  Maxamed...

Khayre: Qof Qaran Ayuu Ahaa Gen. Galaal, Dowladduna Waxay aheyd Inay Muujiso Sida Ay...

0
Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa Muqdisho uga qeyb galay gogosha tacsida Alle ha u naxariistee Generaal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ahaa dadkii ku geeriyooday...

XFS oo Cambaareeysay Weerar ay geysteen Xuutiyiinta Yeman

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo dalka Yemen, markii ay Diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku...

Maxkamada Hargeysa oo dil ku xukuntay Nin heysta Dhalashada Norwey.

0
Hargeysa, Maxkamada sare ee Hargeysa ayaa maanta dil ku xukuntay Muwaadin Soomaaliyeed oo heysta dhalasha dalka Norwey. Ninkaan oo lagu Magacaabo Saad jirde ayaa hore...

Taabid Cabdi Maxamed oo soo dhaweeyay Magacaabista Gudiga Farsamo

0
Gudoomiyhii hore gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo dhawaayay Gudiga Farsamo ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee shirka uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...