28.3 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Alshabaab oo qof shacab ah ku dilay Degaanka Yaaqbariweyne ee gobolka shabeelaha Hoose

0
Wararka Ka imaanaya Degaanka Yaaqbariweyne ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qof shacab ah lagu dilay Degaankaasi Dad goob joogayaal ah ayaa Warbahinta Aragticusub...

Qaramada Midoobay oo Magaalada Muqdisho ka Daahfurtay Mashruuc loogu gurmanayo Dadka Danyarta ah

0
Hay'adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha xiriirka Bini'aaddannimada ee UN-OCHA ayaa sheegtay in laga daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo xaaladaha...

Suuq lagu iibiyo geela oo laga hirgeliyay dalka Australia

0
Dalka Australia oo ay ku nool yihiin geel aad u badan balse aanan la dhaqanin oo hawdka daaqa, ayaa waxaa markii ugu horreysay laga...

Nin la sheegay in uu ahaa Lataliyaha Madaxweyne Farmaajo oo laga saaray shirka Baydhabo

0
Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa dalbaday in shirka gudiga farsamada ee Baydhabo ka socda laga saaro Cabdi Cali Raage oo lataliye u ah Madaxweynaha...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Gudiga Farsamada ee shirka uu uga socdo Baydhabo

0
Madaxweynaha Maamukal Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...

Tirada Dadka u dhimanaya Covid19 Dalka oo sii korortay

0
Waxaa kordhaya tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ku cad xog ay baahisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.Khubarada caafimaadka ayaa rumaysan in...

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abikar Nuur iyo Danjiraha Dawlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto Vecchi, ayaa maanta...

RW Rooble oo Daahfuray shir ka Furmay Baydhaba

0
RW  Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban qaabada shirka Wadatashiga oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo. Ra’iisul...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo Cambaareeyay Qaraxii dhawaan Muqdisho ka dhacay

0
Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambareeyay Qaraxii Ismiidaaminta aha ee dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho Qaraxa aya ka dhacay Nawaaxyiga wadada Sayidka Halkas oo ay ku...

RW Rooble oo qaabilay Danjiraha Uk ee Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya, Ben Fender kaasi oo ay u dhammaatay Mudadii Xilka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...