Monthly Archives: February 2021
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida sheekh Nuur Baaruud Gurxan
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo xalay ku geeriyooday magaalada...
Dhageyso: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ku geeriyooday Muqdisho
Alle ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliya.
Alle ha u...
Xal laga gaaray khilaafkii ka Taagnaa doorashooyinka Soomaaliya
Guddiga Farsamada ee shirka uu uga socdo Baydhabo, sheegay in xal ay ka gaareen Qodobadii laysku khilaafsanaa ee Arrimaha hirgelinta doorashooyinka.
Guddiga ayaa tilmaamay in...
RW Rooble oo Fariin ku saabsan Covid19 u diray shacabka Soomaaliyeed
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus/ COVID-19 oo soo laba kacleeyay.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo...
Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Puntland oo la magacaabay
Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magacaabay Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland.
Guddiga ayaa ka kooban 9 xubnood oo 4...
Wasiir Fowsiyo : Waxaan diiwaan gelinay Kiisas Cusub ee Cudurka Caronavirus ah
Wasiirka Wasaarada caafimaadka ee XFS marwo Fawsiyo Abiikar ayaa sheegtay in kiisaska laga diiwaan galiyey dalka ee cudurka COVID-19 ay kordheen labadii bilood ee...
Maamulka Joe Biden oo ka carooday weerar lala beegsaday saldhig uu Maraykanka ...
Dowladda Mareykanka ayaa ku gooddisay in ay "la xitaabtami doonto dadka mas'uulka ka ah" weerar loo adeegsaday gantaallo oo Isniinrtii lagu qaaday gobolka Kurdistan...
Xog: Wasaarado Albaabada la isugu laabay Cabsi laga qabo Weerar Alshabaab ay ka...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xaruumo wasaaradeed oo ku yaala Magaalada Muqdisho Cabsi dhinaca amniga loo xiray
Ilo dhanka Amniga ah oo u waramay...
Midowga Musharrixiinta oo ka digay in la carqaladeeyo dibadbax Maalinta Jimcaha
Golaha Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah ayaa uga diggay dawladda Federaalka Soomaaliya ay is hor istaag ku sameyso dibadbaxa lagu waddo in Jimcaha uu ka...
Maalintii labaad oo uu shir Baydhaba uga socdo Gudiga Farsamada
Guddiga Farsamo ee ku sugan shirka maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ayey suuragal tahay in maanta ay ku dhawaaqaan go'aan ku saabsan arrimaha...

























