28.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Dawlada oo ka Jawaabtay dibad baxa ay ku baaqeen Mucaaradka

0
Dowladda FS  waxay sheegtay in mucaaradka aysan kusoo wargelin banaanbaxa ay dhawaan ku dhawaaqeen in jimcaha ay ku qaban doonaan Muqdisho. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya...

Hay’addaha Amniga Puntland oo sheegay in ay Fashiliyeen Qaraxyo laga geysan laha Boosaaso

0
Saraakiisha Ciidanka PSFta Puntland , ayaa sheegay Fashiliyeen weerar Qaraxyo ah oo la doonayay in laga fuliyo  magaalada Boosaaso. Qoraal ka soo baxay PSF, ayaa...

XFS oo soo saartay Amaro lagu xakameeynaayo Cudurka Covid19

0
XFS ayaa soo saartay tallaabooyin cusub oo lagu xakamaynayo cudurka safmarka ah ee covid19. Wasiirka Wasaarada caafimaadka XFS Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbaahinta u...

Kooxo Hubeysan oo Wiil Sawir qaade ahaa ku dilay Magaalada Muqdisho

0
Cabdiqaadir Maxamed Xasan oo ahaa Cameraman  ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho. Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegaya in ay marxuumka ugu galeen Studio uu...

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha dibada iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo kulan wada yeeshay

0
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Soomaaliya Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya , Qin Jian,...

RW Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum sheekh Nuur Baaruud

0
RW XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ku ku...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ka hadlay Mowqifkiisa shirka Baydhabo

0
Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlaamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo Warsaxaafadeed ka  soo saaray shirka Gudoiga Farsamada uga socda Baydhabo  ayaa ka hadlay Marxalada siyaasadeed...

XFS oo ku amartayDhammaan Shaqaalaha Dawlada in ay ka qayb qaataan Xakameynta Covid19

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha BulshadaXFS Duraan Axmed Faarax, ayaa ku Faray dhammaan Shaqaalaha dowladda, in aysan soo xaadirin Shaqada, islamarkaana ku shaqeeyaan Guryahooda,...

Alshabaab oo weerar ku qaaday Koofurta Gobolka Mudug

0
Inta la ogyahay 8  qof ayaa lagu soo waramayaa  in ay ku nafwaayeen weerar oo Al-shabaab xalay ka geysteen degaanka Jiiq dheere oo ka...

Musharrax Daahir Geelle oo ka Tacsiyadeeyay geerida sheekh Nuur Baaruud

0
Dr. Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ah Midowga musharrixiinta ayaa ka tacsiyadeeyay geerida sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Qoraal...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...