28.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koofur Afrika

0
Magaalada Derban ee dalka koonfur Afrika ayaa waxaa  lagu dilay ganacsade  lagu  magacaabi jiray Maxamed Dheere. Dilka Marxuumka ayaa waxaa geystay kooxo burcad koofur Afrikaan...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Weerar shabaab lagu qaaday oo ka dhacay...

0
Taliyaha ciidamada Militariga Soomaaliya Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay  Howlgal  ay Ciidanka Danab ka sameeyen gobolka Shabeelaha Hoose. Gen Odowaa yuusuf ayaa...

Midowga Musharrixiinta oo ka digay in la carqaladeeyo dibadbaxa beri ka dhacaya Muqdisho

0
Golaha Midowga MurashixiintaMucaaradka ah , ayaa jawaab ka bixiyay go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku mamnuucday isu-soobaxyada dadweynaha, si looga hortago Faafida Safmarka  xanuunka...

RW Rooble iyo Ganacsto kulan ku yeeshay Muqdisho

0
RW XFS  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dalbaday ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeeyn maciishadda iyo waxyaabaha daruuriga u ah nolosha  bulshada xilligan ...

Alshabaab oo Xanibay Gaadiid Xamuul oo ku sii jeeday Magaalada Jowhar

0
Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in  diideen in Magaald Jowhr ay galaan Gaadiidka Ganacsatada . Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta Dawlad Goboleedka Hirshabeele...

Ciidamo ka Tirsan Midowga Musharixiinta oo la wareegay Taalada Daljirka Daahson

0
Ciidamo ay wataan Midowga Musharixiinta ayaa la wareegay Taalada Daljirka Daahsoon Halkaas oo beri uu ka dhacay dibad baxa mucaradka ay ku baaqeen. Wararka aynu...

Madaxda Maamul goboleedyada oo maanta ku soo wajahan Muqdisho

0
Madaxda Dawlad Goboleedyada oo maanta ku soo wajahan Magaalada Muqdisho kuwaas oo ka qayb galaya shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo. Magaalada Muqdisho ayaa maanta...

Madaxweynyaashii hore ee Dalka Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo degay Hotel u...

0
Madaxweynayashii hore ee Soomaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxamuud oo degay Hotel Nasahanlood2 una dhow Taalada Daljirka Dahson ayaa Halkaasi ka bilaabay...

Maraykanka oo ka digay Banaan baxa beri ka dhacaya Muqdisho

0
Mareykanka ayaa uga digay Muwaadjiniintiisa inay beri oo jimco ah  Jimcaha ka ag dhowaadaan Halka Mucaradku ay qorsheeyen in dibad bax ay ku qabanayan...

Madaxweyne Farmaajo oo shir Isugu yeeray Madaxda Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

0
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo xalka ay soo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...