27.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Musharax Daahir Geelle oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu beegsanayo Madaxda isaga Xukunka uga...

0
Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ,oo ka tirsan  Midowga Murashixiinta, ayaa sheegay in weerarkii xalay lagu qaaday hotel Maa’ida, uu ahaa mid qorshaysan oo madaxweyne...

RW Hore : Waa in meel looga soo wada jeesta Xukunka Kaligii talisnimada ah...

0
RW hore XFS Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel uga soo wada-jeestaan madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay  xukun ku...

Ciidamo Taabacsan Madaxweyne Farmaajo oo la wareegay Taalada Daljirka Daahson

0
Wararka ka imaanaya Taalada Daljirka Daahson ee Degmada Boondheere ayaa sheegaya In Halkaasi ay la wareegeen Ciidamo wata Baabuur gaashaaman kuwaas oo dhawaan Tababar...

Xasan Sheekh: Waa Nasiib darro in Madaxweyne Muddo xileedkiisa uu dhammaaday uu na soo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay Weerar  xalay lagu soo qaaday Hotel  Maa’ida Ex Naasahablood2 ee ku yaala...

Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Midowga Musharrixiinta iyo Ciidamo Taabacsan Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ka dhacay Agagaarka Talada Daljirka Daahson ee Magaalada Muqdisho Dagaalka aya...

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Muqdisho oo Caawa ah Alloow Sahal

0
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa caawa kacsan iyadoo Ciidamo kala taabacsan Midowga Musharixiinta iyo Dawlada Madaxweyne Farmaajo ay buux dhaafiyeen wadooyinka Muqdisho. Baabuur badan oo ku...

Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay Kiisaskii Ugu dambeeyay ee Covid19

0
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS , Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub oo cudurka Covid19 ah laga diiwaan...

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada oo maanta ku qabsoomay Mareegta Internetka?

0
Shirka Golaha Wasiirrada XFS Soomaaliya oo ku qabsoomay aalada Zoomka ayaa looga hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee saameynta xanuunka Covid 19, laguna ansixiyay Hindise...

Wararkii Ugu dambeeyay Dibadbaxa beri Muqdisho ka dhici doona +Sawiro Daawo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Xubno kale oo uu ku jiro Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo dhammaantood...

Kenya ma ka qaybgalaysaa Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda Soomaaliyaee Horyaala Maxkamada ICJ?

0
Iyadoo 15-ka bisha Maarso ee sanadkan 2021 loo ballansan yahay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya ee maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...