27.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Wasiir Beyle oo Hambalyo u diray Agaasimaha cusub ee maamulka iyo Madaxweyne...

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa hambalyo diirran u diray Makhtar Diop oo Madaxweynaha Bangiga Aduunka David Malpass u magacaabay Agaasimaha Maamulka...

Puntland oo ka hadashay isku dhacyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay  Iska Hor’imaadyadii xalay iyo saaka Muqdisho ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo ilaalada midowga Musharixiinta . Qoraal ah oo ka...

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo ka guuray Ex Hotel Naasahablood2 ee u dhow...

0
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shekh Axmed iyo Xasan sheikh Maxamuud ayaa ka guuray hotelkii ay deganaayeen ee Maa’ida Islamarkaana loo yaqiinay Naasahablood2 Gaadiidka Nuuca...

Musharrax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdule oo Nasiib darro ku tilmaamay waxa muqdisho ka dhacay

0
Jabriil  Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah Musharixiinta u tartameysa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii xalay ilaa saakay ka dhacay...

XFS oo shaacisay in Maleeshiyo Hubeysan ay weerareen Fariisimaha Ciidanka Dawlada ee Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa qoraal uu la wadaagay warbaahinta ku tilmaamay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho in ay ka...

RW Rooble oo Mucaaradka Ku Eedeeyay in ay ka dambeeyeen dagaalkii xalay ka dhacay...

0
RW XFS , Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inuu ka xun yahay rabshadihii xalay ilaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. RW Rooble ayaa nasiib darro...

QM oo walaac ka muujisay Xiisadaha ka Taagan Muqdisho

0
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii xalay iyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kuna baaqday mar kale in si degdeg ah loo...

RW hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu ka bad baaday...

0
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya xasan Cali kheyre ayaa shaaca ka qaaday in uu ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu...

Ciidamada Dawlada oo Rasaas ku kala Eryay Dibad baxayaal

0
Wararka naga soo gaaraya Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in in ciidamo ka Tirsan dawlada Federalka Soomaaliya ay rasaas ay ku fureen...

Hoobiyaal ku dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo Duulimaadka Garoonka oo Istaagay

0
Madafiic ayaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Madaafiicada ayaa sababtay in ay istaagaan isu socod Duuliimaadka garoonka diyaaradaha waxaana arintaan ay ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...