27.1 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Wasiir Oomar oo ka hadlay xaalada garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadaee XFS , Maxamed Salaad Oomaar ayaa shaaciyay in xaaladda garoonka diyaaradaha Muqdisho ay tahay mid wanaagsan diyaaradahana sidii hore ...

Agab lagu wareejiyay Wasaarada Cifaadka si wax looga qabto Cudurka Safmaeka ee Covid19

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka ee XFS, si wax...

Dhageyso: Dr Cali Cabdi Baab oo ka hadlay qalalaasihii shalay ka dhacay Muqdisho

0
Dr. Cali Cabdi Baab ooo ka mid ah Siyaasiyiinta Qurbo Joogtaha ah kuna ku sugan Magaalada London ayaa ka hadlay Wixii shalay ka dhacay...

Waa Sidee Xaalada Magaalada Muqdisho?

0
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib qalalaasihii ka dhacay Magaaladaan . Isu socodka gaadidka ayaa si caadi ah ku soo laabtay kadib markii shaley...

Qm oo ka walacsan Xaalada Muqdisho

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in si weyn uu uga walacsan yahay qalalaasihii shaley ka dhacay Muqdisho. Wuxuu ugu baaqay dhammaan dhinacyada isku...

Midowga musharixiinta oo shaaciyay in ay xoojinayan banaanbaxyada si Xukun kaligi italis ah...

0
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa shaaca ka qaaday  inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin...

Ururada Bulshada Rayidka ah oo Walaac ka muujiyay Rabshadihi ka dhacay Muqdisho

0
Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay xasillooni darrada ka jirta Muqdisho. "Waxaan nasiib daro wayn u aragnaa xasilooni darida...

Shirkado diyaaraded ee kuwa Caalamiga ah oo joojiyay Duulimaadyadii Garoonka diyaaradaha Muqdisho

0
Shirkadaha Diyaaradaha Caalamiga ah ee kala ah Turkish Airlines, Uganda Airlines ,Ethiopian Airlines ayaa Joojiyay duullimaadyo ay maanta oo Sabti ah ku Imaan lahayeen...

Maamulka Jubland oo Cambaareeyay Iska Hor’imaadyadii ka dhacay Muqdisho

0
Maamulka Jubland ayaa cambaareeyay weerarkii Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ay ku qaadeen midowga Musharixiinta Qoraal ka soo baxay maamul goboleedk Jubland ayaa lagu sheegay in...

Midowga Afrika oo Amar ka soo saaray rabshadihii ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Midowga Afrika ayaa ku amray ciidamada Au ee loo yaqaan  Amisom ee ku sugan Soomaaliya in ay dhex-dhexaad ka noqdaan khilaafka siyaasadeed ee dalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...