Monthly Archives: February 2021
Duulimaadyadii Caalamiga ah ee Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo dib u bilowday
Duulimaadyada Caalamiga ah ee shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline ayaa dib uga bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Wasiirka...
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Amar la Xiriira Covid19 duldhigay Hay’addaha Garsoorka Dalka
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go'aano la xariira faafitaanka cudurka Covid-19 si loo ilaaliyo badqabka shaqaalaha Hey'adaha Garsoorka dalka...
XFS oo ka warbixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid19
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay warbixinta maalinlaha ah ee xogta Covid19 ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah...
Gudoomiye Mursal oo Cabsi Awgeed uga guuray Guri ku yaala Muqdisho
Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka waqtigiisa uu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka guuray guri uu ka degana...
Dhageyso: Saameeynta uu Cudurka Covid19 ku yeeshay Soomaalida ku nool Yurub
Cudurka Carona virus oo ah Cudur safmar dila ah ayaa saameyn xooggan ku yeeshay guud ahaan dunida oo dhan.
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka...
Kiisas Cusub oo Cudurka Carona virus ah oo laga diiwaan geliyay Hirshabeele
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in 24kii saac ee la soo dhaafay uu cudurka Safmarka Caronavirus uu Dad...
Deni iyo Axmed Madoobe ma ka qayb geli doonaan shirka uu ku baaqay Madaxweyne...
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Madaxda maamulada Puntland iyo Jubland aanay Aqbalin Casuumaada loo fidiyay ee ka qayb galka shirka uu...
Maxay ka Wada hadleen Qoor Qoor iyo Madaxdii hore ee Qaranka ?
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif sheikh Axmed ‘ Xasan Sheekh Maxamuud...
Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Booliska oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho
Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka ayaa caawa Taalada Daljirka Daahson ku toogtay Sarkaal ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya.
Marxuumka la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi...
Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo Walaac ka muujiyay Xaalada Caafimaad Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali
Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasdeed ee ka jira Dalkeena Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaalada Caafimaad eek u sugan...

























