26.5 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Wararkii ugu Dambeeyay Kiisaska Cusub ee Covid19 ee Muqdisho

0
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay 936...

Akhriso: Warbixinta Awooda Ciidan ee Madaxweyne Farmaajo iyo Cabsida Mucaaradka

0
Madaxweynaha Dawlada uu waqtigeeda dhammaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa wada qorshe cusub oo uu doonaayo in Awooda dalka uu kula wareego Madaxweyne Farmaajo oo ay...

Alshabaab oo Dab qabadsiiyay Tuulooyin ku yaala Sh/Hoose

0
Wararka ka imaanaya Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay gubeen dhawr Tuulo oo hoostaga degmada Leego Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in dab...

Blinken:”COVID-19 looma adeegsan karo in lagu xadgudbo xoriyadaha aasaasiga ah”

0
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inaan Dalna loo oggolaanin inuu xanunka Covid-19 u adeegsado inuu ku xadgudbo xuquuqda aadanaha iyo...

Ilhaan Cumar oo ka hadashay Xaalada Xuquuqul Aadanaha ee Itoobiya

0
Ilhaan Cumar oo ka tirsan gudida arimaha dibada ee Congress-ka Maraykanka ayaa warbixin ka soo saartay xiisadda siyaasadeed ee dalka Itoobiya haatan ka taagan. Xildhibaanka...

Deni oo aan waxba u Reeban Madaxweyne Farmaajo+Xog Akhriso

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay  khudbad ka jeediyay Xarunta Cilmi-baarista Puntland ee PDRC, ayaa si kulul Madaxweyne Farmaajo ugu Cambareeyay Xiisadaha...

Xisbiga Kulmiye ee Soomaaliland oo qaaday Tallaabo aan hore looga baran xisbiyada Kale

0
 Xisbiga ka taliya  Somaliland ee kulmiye  ayaa war uu maanta soo saaray waxa uu ku sheegay inuu xisbigu ka dhaafay musharraxiinta haweenka iyo beelaha...

WaaMaxay sharuudaha Jubland ee ka qayb galkeeda shirka Doorashada ?

0
Maamulka Jubaland ayaa  shuruudo   cusub ku xiray ka qeybgalka shirka doorashada Soomaaliya. War-saxaafadeed ka baxay madaxtooyada Jubaland ayaa looga hadlay 5 sharuud oo Jubland ay...

Maxaa ka soo baxay Kulankii Farmaajo iyo Madaxda Dawlad goboleedyada ?

0
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada...

Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

0
Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ayaa ku geeriyootay Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid aheyd Fanaaniinta waaweyn ee Hobolada Qaranka Waabari...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...