26.7 C
Mogadishu
Friday, June 5, 2026
Home 2021 February

Monthly Archives: February 2021

Dhageyso: Boqor Axmed Cabdi Cali oo ka digay Awooda Ciidan ee Madaxweyne Farmaajo

0
Boqor Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo waraysi siiyay warbaahinta Aragticusub ayaa ka hadlay aragtidiisa ku saabsan qalalaasihii dhawaan ka...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Dagaal Afka ah ku Qaaday Madaxweyne Deni

0
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadalkii kasoo yeedhay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi dani ...

Madaxweyne Deni oo Garowe kula kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, Wafdi ka socda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga...

Wakiilka Qaramada ee Soomaaliya oo shaaciyay In Xaalada Soomaaliya Meel hali ah ay marayso

0
Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia Arimaha Soomaaliya Mr James Swan ayaa sheegay in xiisadda siyaasadda ee sii cakirmaysa ee Soomaaliya ay halis ku...

Midowga Musharixiinta oo markale dibad bax ku baaqay

0
Golaha Midowga musharixiinta ayaa sheegay in dibad baxaan ay uga dan leeyihiin in ay ku dalbadaan  qabashada doorasho xor ah oo xalaal Madaxweynihii hore ee...

Madaxtooyada Soomaaliya oo Ugu baaqday Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland in ay ka soo...

0
Madaxtooyada JSoomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee lagu dhammeystirayo...

Ciidamada Kenya oo baaritaano ku haaya Dad ay uga shakiyeen in Alshabaab ay...

0
Taliska ciidamada Dambi Baariska dalka Kenya ayaa boggooda Facebook ku shaaciyay in xalay ay gacanta ku dhigeen labo nin, hub iyo gaari ay wateen. Howl-galkan...

Ciidamada Badda Tuniisiya oo badbaadiyay Dad Tahriibayaal ah oo Soomaali ay ku jiraan

0
Ciidmada Badda ee Tuniisiya oo wata Doomo kalluumeysi ayaa soo badbaadiyay 103 tahriibiyaal ah, kuwaas oo ka yimid xeebaha Liibiya kuna sii jeeday jasiiradda...

Dadkii Ugu caansana Soomaaliya ee u dhintay Covid19

0
Saameyn weyn oo ka dhalatay mowjad labaad oo cudurka Covid-19 ah ayaa muddooyinkan ka jirtay magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah...

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo kulan ka yeelanaya Xaalada Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta uu kulan ka yeesho siyaasadda cakiran ee Soomaaliya, kadib rabshadihii todobaadkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...