26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Ra’iisul wasaarihii LuRa’iisul wasaarihii Lubnaan oo iscasilaybnaan oo iscasilay

0
Raiisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay khamiistii kadib markii uu ku guul dareystay inuu soo dhiso dowlad sideedii...

Guddoomiye Baashe “Maxkamadda Sare waxaa ay qaadeysaa dacwadaha ka dhasha doorashooyinka”

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in dad badan ay is weeydiiayaan in Maxkamadda Sare ay awood u leedahay dacwadaha...

DHAGEYSO:- mid ka mid ah macalimiinta Dugsiyada lagu barto Qur’aanka...

0
mid ka mid ah macalamiinta Dugsiyada Qur’aanka Kariimka lagu barto dhigo oo kunool magaalada muqdisho ayaa shacabka soomaliyeed ugu baqaay in si isxilqaan ah...

Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Xaafado ka tirsan Muqdisho

0
  Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Soomaaliya, gaar ahan Booliska & Nabadsugida ayaa waxaa ay xalay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee...

Somaliland ma u gali doontaa Russia booskii Sudan si uu u hirgelo qorshihii fashilmay?{AKHRISO}

0
Sudan ayaa shaacisay Salaasadii hore inay dib u eegis ku samaynayso heshiiskii saldhiga badda ahaa ee Ruushka, midaasi oo fursad cusub siin karta Somaliland,...

faafaahin:Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Beledweyne.

0
Macalin Dugsi quran oo lagu magacabi jiray Macalin Cumar Macalin Muxumed Xalane ayaa xaaskiisa ay siisay caawa cunno sumeysan isaga oo u geeriyooday sunti...

Guddoomiyahii degmada Buula burte oo xilka qaadis lagu sameeyay iyo mid cusub oo la...

0
  Wareegto kasoo baxday Xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis waxaa lagu sameeyay guddoomiyahii degmada Buula burte...

Wasaaradaha Waxbarashada DFS & Dowlad Goboleedyada oo heshiis kala saxiixday

0
Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah shirku wuxuu diiradda saarayay Manhajka iyo...

Haweeney ‘kufsi iyo dil loogu geystay’ Hargeysa

0
Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay haweeney lagu magacaabi jiray, Hinda Cumar kufsi iyo dil loogu geystay xaafadda Maxamed Mooge...

CC Shakuur oo ka hadlay kiiska Ikraan, shaaciyeyna xubno kale ‘oo la beegsaday’

0
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa Hey’adda Nabad-Sugidda Qaranka ee NISA ku eedeeyey inay handadaad u heyso...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...