26.3 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

DHAGEYSO: Janaraal Xuud oo ka hadlay arimaha doorashooyinka

0
Janaraal Abuukar xaaji warsame Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle, isla markaana sugan magaalada baladweyne ayaa sheegay in uu san aqoonanan wax maamul...

faafaahin : madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Gobolka Hiiraan

0
Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo ka tirsan AMISOM ku leeyihiin...

Feysal Cali Waraabe oo sheegay in Sharci laga soo saarayo qofkii lagu arko in...

0
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID  Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lasoo saari doono sharci dambi ka dhigaya in gudaha Somaliland lagu...

faafaahin:Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo & khasaaro ka dhashay

0
Dagaalka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa degaanka Bohol Garas oo hoostaga degmada Doolow ee Gobolka Gedo uu ku dhexmaray...

Goobo Ganacsi ay Soomaali leeyihiin oo lagu boobay Koonfur Afrika

0
Waxaa weli rabshado xoogan ay ka socdaan magaalooyin iyo degaano ka tirsan dalka Koonfur Afrika, kuwaas oo ay hormuud u yihiin taageerayaasha Madaxweynihii hore...

Galmudug & Puntland oo heshiis ka gaaray la dagaalanka Al-Shabaab

0
Kadib kulan ay yeesheen Wasiirada Amniga dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ay heehiis ku gaareen inay siwadajir ah ula dagaalamaan Ururka Al-Shabaab. Wasiirka...

Galmudug oo faah faahisay dilka dad isku qoys ah

0
Xilli xalay deegaanka Saax- Qurun ee Gobolka Mudug ay rag hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ay halkaasi ku dileen dad isku qoys ahaa...

DHAGEYSO: Sicir barar xoog leh oo ka jira Muqdisho

0
Waxa beryahanba Muqdisho iyo guud ahaan dalka saameeyay sicir barar kolba kolka ka dambeysa sii kordhayey, kaasoo laga dareemayo Suuqyada lagu iibiyo Raashiinka . Sare...

Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde

0
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka  Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha...

12 qof oo ku dhintay shil bas oo ka dhacay Turkiga

0
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii uu gaari bas oo ay la socdeen muhaajiriin u kala...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...