DHAGEYSO: Janaraal Xuud oo ka hadlay arimaha doorashooyinka

Janaraal Abuukar xaaji warsame Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle, isla markaana sugan magaalada baladweyne ayaa sheegay in uu san aqoonanan wax maamul hirshabeele ah .waxaana  uu sidoo kale shegay in ay soo dhaweynayaan doorashada soomaliya ay dhacdo.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com
Hoos ka dhageyso: wareysi