Monthly Archives: July 2021
faafaahin: Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Balcad
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar kusoo qaadeen Bar-koontorool oo laga ilaaliyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Goobjoogayaal ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ugu maqnaa dalka Turkiga.
Guddoomiye Mursal ayaa...
Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Mudug
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weerar ku qaaday qoys Xoolo dhaqato ah oo ku sugan duleedka Deegaanka Saax-qurun oo dhaca Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Goobjoogayaal...
Abiy Axmed oo ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo uu ka helay doorashooyinka dalkaasi ee dibka loo dhigay, waxaa sidaasi...
Dumar Muslimiin ah oo iyaga oo aan ogeyn la xaraashay
Booliiska dalka India ayaa bilaabay in ay baaraan sida toboneeyo dumar Muslimiin ah si been abuur ah loogu “xaraashay” dhanka internet-ka iyaga oo aan...
NATIIJADA doorashadii Ethiopia oo la shaaciyey iyo tiro yaab leh oo soo baxday
Xisbiga uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ee Prosperity Party (PP) ayaa ku guuleystay kuraasta ugu badan ee doorashooyinkii baarlamanka Ethiopia, waxaa sidaas ku...
Maxay ahaayeen saddexda diyaaradood ee Villa Somalia ay ka dajisay Garbahaarey?{AKHRISO}
Ugu yaraan Saddex diyaaradood oo ay kireysay Villa Somalia ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay...
Rooble oo shaaciyey cidda uu kala xisaabtamayo kuraasta laba aqal ee Jubbaland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmo uu joogay Kismaayo kadib Maanta u ambabaxay Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo halkaas oo ay...
Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho dhimasho midka dhaawac iyi midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa Gaariga loo...