25.4 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Ingiriiska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu safar ku tago  magaalada London ee dalka Ingiriiska. Wararka...

Dagaal culus oo ka socda degaano ka tirsan Gobolka Mudug

0
Dagaalka oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaannada...

Jubbaland oo berri dooraneysa Senatarada Aqalka Sare & Guddoomiye Cirro oo Kismaayo ku wajahan.

0
Baarlamaanka DG Jubbaland ayaa berri oo ku began 25-ka July 2021 dooranaya Senatarada Aqalka Sare BFS sida uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dowlad-Goboleedkaas...

Daraasad:-Beerista timaha waxa ay sababtaa ragganimo xumo iyo dhimasho!{AKHRISO}

0
Cilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaaday in daawooyinka loo isticmaalo daaweynta bidaarta ama beerista timaha ay sababi karto dhibaato xagga dareenka ah raga ah iyo...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo Muqdisho ka dhacay

0
Sabti, Luulyo, 24, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw israsaaseyn xoogan ku dhexmartay...

Axmed Madoobe oo laga dalbaday in uu gudbiyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare

0
Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo...

Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyntii MUDUG

0
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in duqeyn cusub ay ka fulisay qeyb ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta gobolka Mudug. Duqeynta oo aheyd mid xoogan...

Gabar 13 jir ah oo gudaha Soomaaliya ugu geeriyootay gudniin lagu sameeyey

0
Gabadh 13 jir ah oo ku nooleyd tuulada Jeerinle oo deegaan ahaan hoostagta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa u geeriyootay dhiig-bax xoogan, kadib...

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka digay dib u dhac ku yimaada doorashada

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay n dalka Soomaaliya uu soo maray isjiid jiid la xiriira dhanka doorashada balse laga gudbay, ...

Sidee loo musuqay malaayiin dollar oo loogu talo-galay la-dagaalanka Al-Shabaab?

0
Waaxda maaliyadda ee dalka Kenya ayaa meel ku sheegi weysay in ka badan 23 milyan oo dollar oo uu dalkaas ka helay Midowga Afrika...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...