Monthly Archives: July 2021
Diyaarad rakaab siday oo ku dhacday Gedo
Diyaarad siday rakaab oo ka timid dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhacday Garoon ku yaalla degmada Ceelwaaq...
Dhageyso: Gudoomiyaha golaha samatabixinta oo hambalyo u diray umada soomaaliyeed
Gudoomiyaha golaha samatabixintasuldaan shariif cali xasan ibraahi ayaa hambalyo u diray umada soomaaliyeed.
sidoo kale shacabka soomaaliyed ayuu ugu baaqay in ay is cawiyaan.
Magaalada Muqdisho...
Dhageyso:sidee looga ciiday magaalada muqdisho soomaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga Ciiday Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo shalay , iyada oo Masaajida iyo Goobaha fagaaraayaasha lagu dukaday salaada Ciida.
Masjidka...
Belgium oo looga dhawaaqay maalin baroordiiq ah
Belgium ayaa qabanaysa maalin baroordiiq ah oo lagu xusuusanayo 31 qof oo la xaqiijiyey inay ku dhinteen daadadkii waddanka ku soo rogmaday todobaadkii hore....
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay mukhaadaraadka oo Somaliland kuso badanaya
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo salaada Ciidal Odaxada shacabka kula tukaday Masjid Jaamaca Hargaysa, ayaa ka dayriyay mukhaadaraadka oo uu sheegay in uu...
Soomaalida sharci la’aanta ku jooga Maraykanka oo la siiyay waqti dheeri ah
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay u kordhisay Soomaalida sharci la’aanta ku jooga dalka Maraykanka muddo 18 bilood ah, laga bilaabo Sebtember 18, 2021, illaa...
Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya oo Maanta si weyn looga Ciiday
Waxaa maanta oo talaado ah oo ku beegan maalinta koowaad ee Ciidda Carafo si weyn looga Ciiday wadamo badan oo ka mid ah Caalamka...
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Soomaalida oo fariin hambalyo ah u diray Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Munaasabadda Maalinta koowaad ee Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta...
Faysal Cali Waraabe oo codsi udiray madaxweynaha Somaliland
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka codsaday in wasiiradu ay faraha kala baxaan doorashada shirgudoonka wakiilada.
Faysal ayaa...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay Maxaabiis
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne waxaa uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku xiran xabsiyada kala...