Dhageyso: Gudoomiyaha golaha samatabixinta oo hambalyo u diray umada soomaaliyeed

 

Gudoomiyaha golaha samatabixintasuldaan shariif cali xasan ibraahi ayaa  hambalyo u diray umada soomaaliyeed.
sidoo kale shacabka soomaaliyed ayuu ugu baaqay in ay is cawiyaan.
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga Ciiday Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo shalay , iyada oo Masaajida iyo Goobaha fagaaraayaasha lagu dukaday salaada Ciida.
Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ayay Maanta dadka ku dukadeen salaada Ciida, waxaana looga bartay inay kala qeyb galaan Madaxda sare ee dowladda balse Ciidan aysan tegain.
Hoos ka dhageyso: wareysiga Gudoomiyaha golaha samatabixinta oo hambalyo u diray umada soomaaliyeed.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com