Monthly Archives: August 2021
Urur Yahuudi Mareykan ah oo beegsi halis ah ku billaabay xildhibaan Ilhaan Cumar
Qaar badan oo ka mid ah Yuhuudda ku nool dalka Maraykanka ee ka shaqeeya siyaasadda ayaa cambaareeyay weeraro iyo beegsi ay ururka Yahuudda Mareykanka...
Howlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay Boosaaso
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ee Maamulka Puntlamd ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Bosaaso ee caasimadda Ganacsiga ee Gobalka Bari.
Howlgalkan ayaa...
Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay ka dhacdo doorashada Saddex kursi oo ka harsan...
Abdirashiid Janan oo u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta(Warbixin).
Muqdisho:-Warar hoose oo ay heshay warbaahinta Aragticusub ayaa xaqiijinaya in Abdirashiid janan u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta .
Wararka ayaa tibaaxaya in wasiirkii hore ee...
Labo dhalinyaro ah oo lagu diley saaka magaalada Muqdisho
Labo nin oo dhalinyaro ah ayaa lagu diley saaka xaafada Gubta ee degmada Deyniile kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen burcad dadka dhac u geysanayay.
Iskahorimaad...
Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle
Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa halkaas ka...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho wariyaal ugu furay Tababar ku saabsan...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS oo taageero ka helaya Dowladda Canada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Tababar ku saabsan...
Markab laga leeyahay Turkey oo lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha Muqdisho
Markab laga leeyahay dalka Turkiga ayaa lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha magaalada Muqdisho, sida uu Jimcihii sheegay Ururka Ganacsiga Badaha UK ee loo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare{AKHRISO}
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Doorashadooda ayaa lagu waddaa...
Qoorqoor” Dalku wuxuu ku heshiiyay doorasho dadban marka doorasho dadban sideey tahay iyo sidii...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee Aqalka Sare ay jireen dad reer Galmudug oo u...