Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho wariyaal ugu furay Tababar ku saabsan Kobcinta Xorriyadda Hadalka iyo badqabka Suxufiyiinta{sawiro}

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS oo taageero ka helaya Dowladda Canada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Tababar ku saabsan Kobcinta Xorriyadda Hadalka iyo badqabka Suxufiyiinta .

Tababarkan ,waxaa ka faa’ideysanaya 26 suxufi oo ka kooban wiilal iyo gabdho oo ka kala yimid Warbaahinta madaxa-banaan ee ka howlgasha Magaalada Muqdisho,wuxuuna qorshaha SJS yahay in tababarkan la gaarsiiyo suxifiyiinta kale ee ku nool qaar kamid ah gobolada Soomaaliya.

Xoghayaha Guud ee SJS , Abdalle Ahmed Mumin ayaa si rasmi ah u furay tababarkan.

 

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com

May be an image of 1 person, standing and text that says "Activity supported by the Canada Fund for Local Initiatives jS Journalists Jn Syndicate Activité réalises 'appui du Fonds canadie atives locales ta Xorriyadda Saxaafadd viinta Soomaaliya aaliya Iya Qareemis cing Media Freedom in S”mhrou Somalia Throug"

May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 1 person and standing

 

May be an image of 1 person, standing, sitting and headscarf

May be an image of 2 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor