Monthly Archives: August 2021
Sanad kadib ceyrintii Xasan Kheyre, maxaan ka baranay siyaasadda isku daneysiga?{AKHRISO}
Muqdisho:-Hal sano kahor, 25-kii bishii tagtay ee July waxaa kala tegay mid ka mid ah lamaanayaashii ugu isbaheysiga adkaa siyaasadda Soomaaliya ee madaxweyne Maxamed...
Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka Soomaaliya
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo uu hoggaaminayo Muuse Geelle Faroole,...
Norway:-Dadka qaadaya xanuunka caabuqa Caronavirus oo sare u kacay wadanka .
Oslo:-Warbaahinta iyo hay,adaha caafimaadka Norwey ayaa sheegay in 24-saac ee ugu dambeeay ay qaadeen xanuunka dad gaaraya in ka badan 500 oo ruux.
Dadka xanuunkaan...
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Xildhibaannada la doortay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa u hambalyeeyay lixda xubnood ee maanta Golaha Baarlamaanka Galmudug u doorteen inay ka mid noqdaan...
Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb{AKHRISO}
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 12 musharax oo uu soo...
Wasiiru Dowlaha madaxtooyada oo sabab u noqday in Sahra Axmed Mustaf laga reebo tartanka...
Wasiiru-dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Macalin Khaliif, ayaa gabar Soomaali ah kuna nool dalka Australia u horseeday in laga reebo tartan ay u geli lahayd...
Diridhabe : Qiimaha maciishada oo lajaangooyay
War kasoo baxay Ismaamulka Diridhabe ayaa lagu sheegay in lajaan gooyay qiimihii maciishada ee Diridhabe oo maalmihii lasoo dhaafay aad u kacsanaa.
Haddaba waxyaabaha aad...
faafaahin:Qarax Ka dhacay Duleedka Baladweyne.
Wararka ka imaanayo Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino kaasi...
90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay
Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90 xarumo warbaahineed la xiray, waxaana sii kordhay walaaca laga...
Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay isugu yimaadaan shir ay ugu hadlayaan xaaladaha kajira xilligaan...