Monthly Archives: September 2021
Ra,isul wasaare Rooble oo war adag ka soo saaray Warsaxaafadeedkii Farmaajo (Aqriso).
Muqdisho:-Ra,isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Hussein Rooble ayaa jawaab adag ka bixiyay Warsaxaafadeedkii ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo.
Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka Rooble:-
Bismilaahi Raxmaan Raxiim.
Bayaan...
Somaliland oo Guddi u saartay dilalka soo noq noqda ee Gobolka Sool
Fadhigii 79aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa war-bixino lagaga dhegeystay Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,...
Farmaajo oo sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Rooble{AKHRISO}
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Hoos ka aqriso qoraal uu soo saaray Farmaajo.
War-saxaafadeed
Madaxweynaha...
Sarkaal Soomaali Kenyan ah oo lagu afduubtay Magaalada Nairobi
Sarkaal Booliis ah oo asalkiisu yahay Soomaali Kenyan ayaa kooxo aan heebtooda la garaneyn ka afduubteen mid ka mid ah wadooyinka ugu waaweyn magaalada...
Hoggaamiyihii Kooxda Daacishta Waqooyiga Afrika oo la dilay
Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Cadnaan C/Waliid Al-saxraawi ayaa la sheegay in ciiddan u dhashay dalka Faransiiska dileen, sida uu Qoraal uu soo dhigay...
Weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidamada liyuu Boolis
Ciidama ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Deegaanka ee liyuu Boolis oo gaaraya ilaa Afar Askari ayaa waxaa lagu dilay Barqanimadii maanta Senterka Goohweyne ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey...
Xisbiga SP ayaa shaaca ka qaaday in uu ka noqon doono go,aanka lagu xirayo...
Oslo:-Xisbiga SP oo guul weyn ka soo hooyay doorashadii baarlamaan ayaa markaan shaaca ka qaaday in uu badali doono go,aanka lagu xirayo qeybta diyaradaha...
Gabar Soomaali ah oo ka mid noqotay baarlamaanka dalka Norwey.
Oslo:-Soomaalida dalka Norwey ayaa ka hadlay doorashada baarlamaan ee la soo gaba gabeeyay iyo in markii ugu horeysay baarlamaanka ka mid noqoto gabar Soomaaliyeed.
Qaar...
Jonas Gahr Støre oo bilaabay wada hadalo uu ku dhisayo Xukuumad cusub.
Oslo.-Ra,isul wasaaraha cusub ee dalka Norwey ahne Gudoomiyaha xisbiga shaqaalaha Jonas Gahr Støre ayaa bilaabay wada hadalo ku aadan sidii ay u wada shaqeyn...