Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dalalka Norway, Mareykanka iyo UK oo ku gacanseyray dalab kaga Soomaaliya.
Qaar ka mid ah dalalka caalamka ayaa shuruud adag ku xiray inay bixiyaan lacagta weli ku dhiman ee lagu taageerayo qabashada doorashada golaha shacabka...
Dilal ka dhacay caawa magaalada Muqdisho.
Dilka 1aad ayaa ka dhacay Xaafada Juungal ee degmada Yaaqshid, waxaana lagu qaarajiyey Nabadoon lagu magacaabi jiray, Maxamed Xasan Nuur Muuse.
Nabadoonka ayaa lagu dhex...
WARBIXIN: Guuxa Siyaasadda Soomaaliya oo saacadihii la soo dhaafay sare u kacay.
In ka badan 280 maalmood ayaa laga joogaa xilligii qorshuhu ahaa in ay dalka ka dhacdo doorashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, hayeeshee, damaca muddo kororsiga...
Shacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay u istaagaan badbaadada dalka.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah siyaasiyiinta miisaanka culus ee mucaaradka togan ku ahaa nidaamkii Farmaajo, ayaa muujiyay walaac xooggan...
XOG: Axmed Madoobe oo gorgortan kula jira Deni oo ah musharax qarsoon.
Axmed Madoobe maadaama uu Farmaajo dhibaato badan u geystay, wuxuu sanadkan soo dhisayaa saaxiibkiisa Deni, si uu Madaxweyne uga noqdo dalka.
Tani waxay Axmed Madoobe...
Dib-udhaca doorashooyinka dadban oo mugdi hor leh sii galinaya rajada dalka.
Dib-udhaca doorashooyinka dadban, ayaa marba marka ka danbeeya mugdi hor leh sii galinaya dalka, Farmaajo oo aan marnaba dooneyn in doorasho dalka ka dhacdo ayaa...
Wada-haddaladii lagula jiray Ahlusunna oo guuldaro iyo natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Waxaa ugu dambeyntii guul darro iyo natiijo la’aan ku soo dhammaaday wada-hadalladii lagula jiray Ahlu Sunnada ku sugan deegaanka Bohol, kadib markii ay socon...
Dhageyso: Boqor Maxamed Jaamac oo Eedeeyn U Jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Mahdi Guuleed
Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar oo ka mid Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ee ku sugana magaalada Muqdisho ayaa...
Beesha Caalamka oo Walaac ka muujisay doorashooyinka Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho:-Saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey dhammeystirka doorashada Aqalka Sare ee daba socotay kulanki Golaha Wadatashiga Qaran ee 11 ka Nofeembar iyo...
Golaha Amaanka oo kordhiyay Cuna qabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib cusbooneysiiyey cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, taas oo lasoo rogay bishii Janaayo ee sanadkii 1992-dii xiligaas oo...