27.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay badiyaan Ducada

0
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay badiyaan Ducada Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah...

Dadka ku nool Hareeraha Wabiga Shabeele oo ka cabanaya biyo yari

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegy in wabiga Shabeelle ee mara degaanada Hirshabeele uu biyo yareeyay Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan...

Nin Itoobiyaan ah oo muddo ka badan 32 sano ku xirnaa Xabsi ku...

0
Xasbi ku yaal magaalada Hargeysa ayaa  waxaa laga sii daayay nin u dhashay qowmiyadda Oromada ee waddanka Itoobiya, ka ddib 20 sano oo xabsiga...

dagaal ka dhacay degmada Qansax dheere ee gobolka Baay

0
Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Qansax-dheere ee Gobolka Baay, kaas oo dhexmaray Ciidamada dowladda oo...

Amisom oo Faah Faahin ka bixisay Hawlgaladii ugu dambeeyay ee ay ka Fuliyeen Soomaaliya

0
Hawlgalka Ciidanka AMISOM, ayaa soo bandhigay  warbixin  ku saabsan  howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM, iyo Xoogga Dalka ay ka sameeyeen degaano ka tirsan...

Wasarada Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay Xogtii Ugu dambeysay ee Covid19

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in la diiwaan geliyay 304 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo...

Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Askari Maanta lagu dilay Magaalada Baladweyne

0
Wararka ka imanaya Magaalada Baladweyne  ayaa sheegaya in  Kooxo hubeysan maanta  ay toogteen Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka oo ku sugnaa magaalada Beledweyne...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Wariye ku Xiran Xabsiga Magaalada Garowe

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi  Deni ayaa ka hadlay Xariga wariye Kilwe Aadan muddo ka badan laba bilood  ku xiran Xabsiga Garoowe. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahoi...

Aaska Ugaas Xasan oo ka dhacay Degaanka Halgan ee duleedka Magaalada Baladweyne

0
Ugaas Guud ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo 23kii bishan ku geeriyooday Muqdisho ayaa lagu aasay Qubuuraha Daharo Ugaas ee duleedka degaanka...

Shirkadda Hormuud oo loo Aqoonsaday Shirkadda ugu ballaaran ee bixisa Adeega EVC plus

0
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta bixiyey liisankii ugu horreeyay ee la siiyo shirkad bixisa adeegga lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee Soomaaliyana looga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...